Mashruuca
Goobjoog waa website af soomaali ah oo ka hadla arrimaha adduunka guud ahaan, gaar ahaanna arrimaha Soomaaliya. Goobjoog wuxuu tebiyaa warar uu ku dadaalay inuu xaqiijiyo inay run yihiin kutiri kuteenna ka fog, Siyaasadda Goobjoog waa in waxa uu qorayo uu noqdo mid aan ka hor imaneyninin mabaadiida asaasiga ah ee uu rumeysanyahay oo ah:
ISLAAMNIMO: ee wax ka soo horjeeda diinta Islaamka mise wax u dhimaaya ma tebin doono.
WADANINIMO: Waxa uu qoraayo waa inaysan ka horimaneynin wadaninimada Soomaaliyeed.
DHEXDHEXAAD: In uusan dhinac u eexanin qolada isu haysta ee qabiileysi, goboleysi iyo xagjirnimoba aysan qaadin oo u u ka fogaado. Hase yeeshee, marna dhexdhexaad kama noqon doono xaqa iyo baatilka ee cad sida gumeysi iyo iskacaabin, qarannimo iyo gumeysi u adeegid.
Goobjoog.com iyo goobjoog.net labaduba waa hal website wuxuuna hoos yimaadaa hay’adda loogu magac daray “Goobjoog Information Center” ee ku taalla London ee carriga Ingiriisk.