Ku xayeysii GJ

Goobjoog waa website af Soomaali ah oo ka hadla arrimaha adduunka guud ahaan, gaar ahaanna arrimaha Soomaaliya. Goobjoog wuxuu tebiyaa warar uu ku dadaalay inuu xaqiijiyo inay run yihiin kutiri kuteenna ka fog, Siyaasadda Goobjoog waa in waxa uu qorayo uu noqdo mid aan ka hor imaneyninin mabaadiida asaasiga ah ee uu rumeysan yahay oo ah: ISLAAMNIMO, WADANINIMO, iyo DHEXDHEXAADNIMO.

Bogga wuxuu soo dhawaynayaa cid kasta oo doonaysa inay wax ku xayeysiisato iyadoo aan u fidin doonno adeeg wacan iyo qiimo macquul ah. Xayeysiintu waa mid goobjoog, Xayeysiistaha iyo aqristayaashuba ay siyaalo kala duwan uga faa’iidi doonaan.

Wixii faahfaahin waxaad nagala soo xiriir kartaan emailkayaga ah webmaster@goobjoog.netThis e-mail address is being protected from spambots, you need JavaScript enabled to view it ama m.alhadi@gmail.comThis e-mail address is being protected from spambots, you need JavaScript enabled to view it mise mobile-ka ah 00447951816433.