Xoogaga Maxkamadaha Islaamiga ee kusugan Magaalada Jowhar ayaa habeenkii xalay waxa ay kusoo rogeen Magaalada Jowhar Bandow aysan shaacin una sheegin dadweynaha.
Bandowgani ayay soo rogeen kadib markii Xaaladda Ammaan ee magaalada Jowhar uu noqday mid faraha kasii baxaya inkastoo arrintaasi ay iminka doonayaa in ay ka hortagaan.
Lama oga xilliga uu ku ekyahay bandowga iyadoo xiriir aanu la sameynay Maamulka Jowhar ee Maxkamadaha Islaamiguna ay sheegeen in ay sii wadi doonaan inta Ammaanka uu ka noqonayo mid xakameysan.
Sida xalay ka muuqatay Jowhar waxaa ka dhaqan galay Bandowgaasi ay soo rogeen maxkamadaha islaamiga, waxaana la arkayay xoogaga Maxkamadaha oo roondo ku sameynaya Magaaladaasi.
Set as favorite
Bookmark
Hits: 224
Trackback(0)
Comments (0)

Write comment




Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...
Baddaha u dhow Soomaliya waxa ay noqonayaan kuwa ay ka cararaan maraakibta ganacsiga kadib markii ay...
Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...
Kofi Annan, a former UN secretary-general, and Jimmy Carter, a former US president, had been due to ...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...