GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Monday
Dec 01st
Home Wararka Siyaasadda Dadka kudhaqan Wanlaweyn oo cabsi ka muujiyay diyaarado dagaal oo kusoo dhowaaday hawadooda.

Dadka kudhaqan Wanlaweyn oo cabsi ka muujiyay diyaarado dagaal oo kusoo dhowaaday hawadooda.

E-mail Print PDF

Kadib dagaalkii shalay ka dhacay qeybo kamid ah Degmada Wanlaweyn ayaa dadka kudhaqan Degmadaasi waxa ay sheegayaan in cabsi ay lasoo gudboonaatay.

Cabsida soo wajahday ayaa timid kadib markii habeenkii xalay ay arkeen diyaaradaha dagaalka oo jawwi hoose iyaga oo kusocda kudul wareeganayay Degmada Wanlaweyn iyaga oo cabsi ka qaba in halkaasi ay ka dhacdo duqeyn.

Diyaaradaha dul wareegayay ayaa ah kuwa AC130 kuwaasi oo hawada Soomaaliya inta badan wareega gaar ahaan xilliyada xasaasiga ah inkastoo aanu jirin cid ka hadashay arrimaha diyaaradahaasi ku saabsan.

Dadka qaar ayaa lagu soo waramayaa in ay isaga carareen deegaanadooda iyaga oo cabsi ka qaba duqeyn in ay dhacdo halka dadka intooda badan ay weli degan yihiin isla markaasina ay sheegayaan in ay sii deganaan doonaan maadaama aanu jirin iminka goob kale oo loo sii cararo.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday!

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday! Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah Baddaha u dhow Soomaliya waxa ay noqonayaan kuwa ay ka cararaan maraakibta ganacsiga kadib markii ay...

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa Markaad aqrinayso qoraalkaan waxaa dhici karta in aad ku jirto qol hagaagsan, isla markaana aadan qa...

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial Kofi Annan, a former UN secretary-general, and Jimmy Carter, a former US president, had been due to ...

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques IntroductionIslamic finance and Banking is no longer just a theory or a dream. In fact it is now a r...

IGAD and its patient – a political check up

IGAD and its patient – a political check up Somalia was discharged from Mbagathi Hospital after Somalis formed the Transitional Federal Institut...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah