GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Wednesday
Nov 19th
Home Wararka Siyaasadda Ciidamada Itoobiyaanka ee kusugan Janta Kundishe oo la weeraray.

Ciidamada Itoobiyaanka ee kusugan Janta Kundishe oo la weeraray.

E-mail Print PDF

Ciidamo Itoobiyaan oo gurmad ah ayaa shalay soo gaaray Buurta Janta Kundishe ee Duleedka Magaalada Bladweyne, waxaana lagu soo waramayaa in ladoonayo in ay kaabiyaan Ciidamadii horey halkaasi ugu sugnaa.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamadaasi Itoobiyaanka ay  Raashinka iyo Biyaha u geynayeen Ciidamo Itoobiyaan ah uu ku go’doonsanaa duleedka Buurta Janta Kundishe.

Dhaq dhaqaaqyada Ciidamada ay sameynayaan ayaa hakad geliyay isu socodka gaadiidka ee Gobolada Dhexe, waxaana Ciidamada gebi ahaanba ay xireen wadooyinka soo gala Gobolka Hiiraan, waxaana saaka gebi ahaan istaagay Gaadiidkii isaga kala gooshayay G/gaduud, Hiiraan ilaa iyo Muqdisho.

In ka badan 20 gawaari isugu jira yar yar iyo xamuul ayaa ku xayiran inta u dhaxeysa Hiiraan iyo G/gaduud, kuwaasoo ay ku adag tahay marista wadadaas oo ay Ciidamada Ethiopianka isku fidiyeen qeybo ka mid ah Wadada iyo Deegaanada Howdka ah.

Arrimahani ayaa waxa ay kusoo beegnayaan xilli habeenkii xalay lagu weeraray xarunta ay Janta Kundishe ku leeyihiin Hoobiyeyaal, waxaana hoobiyeyaashaasi 6-kamid ah la xaqiijiya in ay ku dhaceen saldhigga dhexdeeda inkastoo aanan khasaaraha weli laga warheynin.

Xaaladda Baladweyne ayaa saakay ah mid kacsan iyadoo dadka halkaasi degan ay cabsi aad u xoogan lasoo gudboonaatay.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday!

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday! Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa Markaad aqrinayso qoraalkaan waxaa dhici karta in aad ku jirto qol hagaagsan, isla markaana aadan qa...

Fahanka Islaamka: Quraanka iyo Nabadda

Fahanka Islaamka: Quraanka iyo Nabadda Waxaynu bartamaha uga jirnaa bisha barakaysan ee Ramadaan, oo caan ku ah inay tahay  bishii la soo ...

IGAD and its patient – a political check up

IGAD and its patient – a political check up Somalia was discharged from Mbagathi Hospital after Somalis formed the Transitional Federal Institut...

Global Financial Meltdown: Black Monday and Bailout Plan

Global Financial Meltdown: Black Monday and Bailout Plan Credit crisis began 13 months ago in August 2007 when the growing payment mortgages deficit, put mil...

Finding the Way Out of Clan Cul-de-Sac

Finding the Way Out of Clan Cul-de-Sac “Our lives begin to end the day we become silent about things that matter.” Dr. Martin Luther ...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah