GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Monday
Dec 01st
Home Wararka Siyaasadda Ciidamo Madani ah oo Hiiraan loo Sameynayo

Ciidamo Madani ah oo Hiiraan loo Sameynayo

E-mail Print PDF

Kulan maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne oo ay yeesheen Odayaasha iyo waxgaradka kudhaqan halkaasi iyo sidoo kale Sarakiisha Xoogaga Maxkamadaha Islaamiga ayaa waxa ay kaga wada hadleen xaaladda Ammaan.

Kulanka ayaa waxaa la isku afgartay in Maxkamadaha Islaamiga ah xoogagooda laga saaro Magaalada Baladweyne isla markaasina ammaanka ay ka shaqeeyaan Ciidamo madani ah oo loo sameynayo Baladweyne.

Maxkamadaha ayaa lagu soo waramayaa in ay ogolaadeen arrintaasi, waxaana sidoo kale lagu dhaqaaqi doonaa waqtiga ugu dhaw sidii loo sameyn lahaa ciidamadaasi madaniga ah.

Magaalada Baladweyne ayaa ahaa maalmihii lasoo dhafay ammaankiisa mid aanan la isku haleyn Karin hayeeshee iminka ayaa waxa uu u muuqanayaa mid si weyn wax looga qabanayo haddii lagu guuleysto in Ciidamada Madaniga deg deg lagu dhigo.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday!

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday! Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah Baddaha u dhow Soomaliya waxa ay noqonayaan kuwa ay ka cararaan maraakibta ganacsiga kadib markii ay...

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa Markaad aqrinayso qoraalkaan waxaa dhici karta in aad ku jirto qol hagaagsan, isla markaana aadan qa...

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial Kofi Annan, a former UN secretary-general, and Jimmy Carter, a former US president, had been due to ...

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques IntroductionIslamic finance and Banking is no longer just a theory or a dream. In fact it is now a r...

IGAD and its patient – a political check up

IGAD and its patient – a political check up Somalia was discharged from Mbagathi Hospital after Somalis formed the Transitional Federal Institut...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah