GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Wednesday
Jul 23rd
Home Wararka Siyaasadda Ethiopianka oo Qarax lala beegsaday

Ethiopianka oo Qarax lala beegsaday

E-mail Print PDF

Ciidamada Ethiopia oo marayay wadada maka Al-mukarama ayaa saakay aroornimadii waxaa lala eegtay qarax miino kaas oo sida la sheegayo u geysta qasaaro dhimasho iyo dhaawacba isugu jira.

ciidamada qaraxa lala eegtay ayaa lagu waramayaa in ay saarnaayeen gaarin Ural ah iyadoo la sheegay in ay halkasi ku dhinteen labo ka mid ah ciidamadii gaarigaasi saarnaa tiro kalana uu dhaawac soo gaaray.

ciidamada Itoobiyaanka ayaa sidii caadada u ahaydba waxay fureen rasaas xoogan oo aan loo kala aaba yeelin iyadoo aan wali la sheegin wax qasaara ah oo ka dhashay rasaastaasi, waxaan isla markiiba ay bilaabeen baaritaano ay ku sameeynayeen goobaha ka ag dhaw halka uu qaraxu ku qabsaday.

Qarxayada lala eegto ciidamada itoobiyaanka ayaa baryahaan danbe soo kordhaya iyadoo bilihii la soo dhaafay ay aad u badnayd weerarada tooska ah ee lagu qaado halka ay hada muuqaneyso in ay soo noqdeen qaraxyadii jidadaka lagula eegan jiray.

 

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Shirka Yemen ee Maxkamadaha Maxaa laga Filan Karaa?

Shirka Yemen ee Maxkamadaha Maxaa laga Filan Karaa? Shirka Yemen uga socda garbaha Isbahaysiga ee is khilaafay gaara ahaanna kuwa Maxkamadaha ee laf dha...

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...

Gorfaynta Suugaanta aan la Xumayn!

Gorfaynta Suugaanta aan la Xumayn! Gorfaynta suugaantu waa aqoon iskeed u taagan, qofka gelayana waxaa habboon, oo weliba waajib ah, aq...

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...

Somali Diaspora Network (SDN) Press Release

Fairfax, Virginia, USA, 22 June 2008: The Somali Diaspora Network (SDN) has always advocated for an...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah