GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Saturday
Jul 26th
Home Wararka Siyaasadda Iska horimaad Muqdisho ka dhacay

Iska horimaad Muqdisho ka dhacay

E-mail Print PDF

Iska horimaad xoogan oo u dhaxeeya ciidamada DFKMG ah iyo xoogaga hubeysan ee kasoo horjeeda ayaa maanta waxaa uu ka dhacay degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho, kaasoo geestay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.

Dagaal oo ka dhacay Suuqa Dayax ee Degmada Huriwaa ayaa la sheegay in uu bilaawaday kadib markii Xoogaga ka soo horjeeda DFKMG ay weerara ku soo qaadeen Ciidamo halkaasi ku suganaa iyadoo qadar daqiiqado ah la is weydaarsaday rasaas aad u culus.

iyadoo ay adgtahay in wax laga ogaado qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaasi ayaa hada goobjoogayaashu sheegayaan in ilaa Lix ruux oo Afar ka mid ah ay yihiin ciidamada dowladda KMG ah ayaa ku geeriyootay iyadoo dhaawacana uu intaasi ka siibadanyahay.

Ciidamada DFKMG ayaa lagu soo waramayaa in lagala wareegay gacan ku heynta goobtii uu dagaalku ka dhacay iyadoo gacan ku heynta Suuqa Dayax ay la wareegeen kooxaha Hubeysan ee ka soo horjeeda DFKMG.

 

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Shirkii Yemen Ma Cayriin buu Eeday Mise Wax kale

Shirkii Yemen Ma Cayriin buu Eeday Mise Wax kale Waxaa weli ay hadal hayaan qaar ka mid ah raggii qabanqaabiyey shirkii Yemen inuu weli rajo leeyahay...

Qaybsanka isbahaysiga Asmara Iyo Saamaynta uu ku Yeelan karo Shirka Jabuuti

Qaybsanka isbahaysiga Asmara Iyo Saamaynta uu ku Yeelan karo Shirka Jabuuti Waraysi uu Prof. Ibrahim Cadow -oo u hadlayay ururka midowga maxkamaduhu- bixiyay taariikhdu markay ...

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...

Somali Diaspora Network (SDN) Press Release

Fairfax, Virginia, USA, 22 June 2008: The Somali Diaspora Network (SDN) has always advocated for an...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah