Howlgakal ay saakay sameeynee Ciidmada Itoobiyaanka ayaa yimid kadib markii xalay Magaaladaasi lagu dilay xubin ka tirsan Golaha Aqoonyahanada iyo Siyaasiyiinta beelaha Digil iyo Mirifle Allah ha u naxaristee Sheikh Ibrahim Yalale.
Sheikh Ibrahim oo horay uga mid ahaa Xildhibaanadii Dowladii Carta ayaa xalay fiidnimadii waxay kooxo hubeysani ku dilee gudaha Magaalada Baydhabo xilli uu ku sii jeeday gurigiisa sida ay sheegyaan goobjoogayaal ku sugan Magaaladaasi.
Ciidamada Itoobiyaanka ayaa saakay howlgalo baartinaao ah ka sameeyay Magaaladaasi iyadoo ay gabi ahaanba joogiyeen isku socodka dadka iyo gadiidka iyadoo sida la sheegay asan saakay magaaladaasi ka jirin wax ganacsi ah oo goobaha ganacsi gabi ahaanba irdaha loo laabay.
lama oga sababta rasmiga ah ee keentay howlgaladaan saakay ay ku dhaqaaqeen ciidamada Itoobiya iyado maalmihi la soo dhaafay ay soo kordhayeen falalka amaan diro ee Magaaladaasi ka dhacayay.





Shirka Yemen uga socda garbaha Isbahaysiga ee is khilaafay gaara ahaanna kuwa Maxkamadaha ee laf dha...
Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...
Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...
Gorfaynta suugaantu waa aqoon iskeed u taagan, qofka gelayana waxaa habboon, oo weliba waajib ah, aq...
The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...
Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...