GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Monday
Dec 01st
Home Wararka Siyaasadda Gumeystaha Ethiopianka oo Dad Ka Qafaalay Xaafadda Towqfiiq

Gumeystaha Ethiopianka oo Dad Ka Qafaalay Xaafadda Towqfiiq

E-mail Print PDF
Xalay  ayaa  bam gacmeed lagu weeraray fariisin ay ciidamada Ethiopianka ku leeyihiin deegaanka Towfiiq ee degmada Yaaqshiid iyadoo aan la garanayn wixii khasaare ka gaaray halkaasi, waxayse saakay kusoo dhaqaaqeen degaanka Toowfiiq.

Kadib markii xalay Bamgacmeed lagu weeraray ciidamadanigumaystaha oo fariisinka ku lahaa Qeyb ka mid ah degmada Yaaqshiid gaar inta u dhexeeysa Hotel Towfiiq iyo Daarta Somali Post e ayaa waxaa halkaasi ka dhacday rasaas socotay Saaacado kooban oo u dhexeeysay Ciidamada Ethiopianka iyo Kooxihii iskacaabinta ee weerarka ku soo qaaday.

Wax qasaare ah oo soo kala gaaray labada dhinac ee uu iska hor imaadka ku dhex maray halkaasi  iyo weliba dadkii rayid ahaa ee ka agdhawaa deegaanadaasi  ayaan la sheegin weil ama aysan jirin cid saxaafadda usoo tabisay.

Saakay waaberigi ayaa ciidamada xabashida ay kusoo kalleheen degaankaa iyo dhismayaashii ka ag dhawaa iyagoo sida la sheegayo tiro dad ah halkaasi ka qafaashay. Ciidamada Xabashida ayaa inta badan xadgudubyo u gaysta dadka ay qafaashaan iyadoo aan la garanayn tiroda dhabta ah ee ilaa haatan uqafaalan iyo inta dhab ahaantii warkood mar danbe loo helo.

Markasta oo ciidamada xabashida la weeraro waxay iyana ka aargoostaan dadwaynaha Soomaaliyeed iyo hantidooda iyaga oo aan u kala aaboyeelin, maadaama ay tahay waxa ay ka aargoosanayaan Soomaali, damiir iyo ilbaxnimo celisaana aysan jirin, ciqaab caalami ah oo ay ka cabsanayaanna aysan jirin maadaama ugu yaraan waqtiga dhaw ay Maraykanka aamusin kaga hayaan caalamka.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday!

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday! Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah Baddaha u dhow Soomaliya waxa ay noqonayaan kuwa ay ka cararaan maraakibta ganacsiga kadib markii ay...

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa Markaad aqrinayso qoraalkaan waxaa dhici karta in aad ku jirto qol hagaagsan, isla markaana aadan qa...

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial Kofi Annan, a former UN secretary-general, and Jimmy Carter, a former US president, had been due to ...

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques IntroductionIslamic finance and Banking is no longer just a theory or a dream. In fact it is now a r...

IGAD and its patient – a political check up

IGAD and its patient – a political check up Somalia was discharged from Mbagathi Hospital after Somalis formed the Transitional Federal Institut...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah