Degmada Jilib ee gobolka J/dhexe iyo Deegaanada hoos taga ayaa laga soo sheegayaa xiisado colaadeed oo u dhexeeya labo maleeshiyo beeled kuwaasi oo dadka degaanka ay cabasho xooggan ka muujiyeen.
Xiisadaha ka kala taagan degmada Jilib iyo deegaanka Kamsuuba oo ka kal tirsan Gobolada J/hoose iyo J/dhexe ayaa waxaa ay ka
danbeeysay kadib markii degmada Jilib ay 24kii saac ee ugu danbeeysay ka dheceen falal isugu jira Dilala iyo iska hor imaadyo goos goos ah oo u dhexeeyay maleeshiyo beeleedyo halkasi kuwada nool.
Sarkaal u hadlay maleeshiyooyin laga keenay dhinaca deegaanka Kamsuuma oo shabelle u waramayay ayaa sheegay in xaalada Aysan aheyn mid degan isla markaan ay ka cabsi qabaan in maleeshiyaadka ku sugan dhanka degmada jilib ay isku uruursanayaan halkaasi ayna ka cabsi qabaan in ay weerar ku soo qaadaan.
Arintani ayaa waxaa ay ku soo beegmeeysaa xili dhawanahan laga deeyrinayay amaanaka guud ahaan Gobolada Jubooyinka iyadoo aad moodo in ay isa soo tarayaan iska hor imaadyada goos gooska ah ee ka dhacaya goboladaasi waxaana maalintii 7 aad ay yaalaan isbaarooyin dhoowr ah ugadaha magaalada Kismaayo waxaana sidoo kale xiran dekeda magaaladaasi.
Isha





Bulshada Soomaaliyeed ayaa tan iyo intii ay inta badan wadamada dunida 3aad ka xaroobeen gumaysigi...
Maqaalkan kooban waxa aan kaga jawaabayaa dhambaalkii uu dhowaan soo diray ruug-caddaaga Ibraa...
Maalin ka mid ah bisha Agosto kulka cadceddana yahay meel-dhexaad ayaa waxaa halka baska l...
The Ethiopian forces in Somalia have massacred 50 civilians in one incident on the road between Moga...
On 15 and 16 August, the Ethiopian occupation forces massacred more than 90 civilians in Mogadishu, ...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...