
Ciidamada Ethiopia ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa maanta magaalada Beledweyne ka kaxeystay labaatan ka mid ah culumada Tabliiqa ah, oo ku sugnaa Magaaladaasi, iyadoo la sheegayo in ay culumadaasi ku guda jiree fidinta diinta.
goobjoogyaal ku suganaa halkaasi ayaa sheegaya in ciidmada Itoobiyaanku ay wadaadaasi ilaa sadex jeer wadada dhexdeed fadhiisiyeen iyagoo mar walbaba waydiinayay su'aalo aan la garan karin wax ay ahaayeen balse u muuqtay in ay ku qanci waayeen jawaabihii ay culumadu ka bixiyeen.
Ciidamada Ethiopia ayaa la sheegay in culimadaasi Tabliiqa ah ay u kaxaysteen xarun ciidan oo ay ku leeyihiin dulleedka magaalada Beledweyne balse Lama oga sababta ay ciidamadu u kaxeysteen wadadadaani iyadoo ay hore ay masjidka hidaaya ee Magaalada Muqdisho ugu dilee culumo ka tirsan isla jamaacadaani oo aan iyagu ahayn urur siyaasadeed.





Bulshada Soomaaliyeed ayaa tan iyo intii ay inta badan wadamada dunida 3aad ka xaroobeen gumaysigi...
Maqaalkan kooban waxa aan kaga jawaabayaa dhambaalkii uu dhowaan soo diray ruug-caddaaga Ibraa...
Maalin ka mid ah bisha Agosto kulka cadceddana yahay meel-dhexaad ayaa waxaa halka baska l...
The Ethiopian forces in Somalia have massacred 50 civilians in one incident on the road between Moga...
On 15 and 16 August, the Ethiopian occupation forces massacred more than 90 civilians in Mogadishu, ...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...