GOOBJOOG

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Thursday
May 22nd
Home Wararka Siyaasadda TFG-da oo weli Shilin Soomaaliga Qaadanaynin

TFG-da oo weli Shilin Soomaaliga Qaadanaynin

E-mail Print PDF

Ganacsatada Suuqa bakaaraha oo sheegay inay dhankooda billaabeen qaadashada shilinka Soomaaliga kiisa duugga ah ama jeexjeexeen ayaa weli mar kale ka codsanaya in TFG-da ay canshuurta kaga qaaato Shilinka Soomaaliga halka ay haatan doollar ku qaadanayaan.

Cali Dheere oo ah gudoomiyaha ganacsatada suuqa Bakaaraha ayaa idaacadda Shabeelle u sheegay  inay kacodsanayaan dawladda ku meel gaarka ah inay lacagta kunka shilin Soomaaliga ah ee kasoo haray lacagta Soomaaliga ay dhankooda ka qaataan oo kiisa duugga ah ama jeexan ay canshuur ahaan uga qaadan ganacsata iyo shacabkaba.

TFG-da oo sheegtay inay shilinka Soomaaliga ah qaadan doonaan ayaan weli dakadaha kala duwan weli canshuurta kaga qaada dadka lacagta qalaad ee doollarka ah, taasoo oo keentay qiima dhaca shilinka Soomaaliga ku yimid iyo in mararka qaar la qaadan waayo maadaama aysan TFG-diiba canshuur ahaan u qaadanayn ee ay doollarka fudud doonayaan.

Shacabka ayaa ay isugu darsantay Gumaysi, barakicin, abaaro, samafal la'aan iyo shilinkii u haray oo ciriiri isana la geliyey taasoo u muuqata in markii dhibka laga badiyo la doonayo shacabku inay is dhiibaan, una quduucaan rabitaanka Itoobiyaha iyo quwadaha ka danbeeya.

 

 

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Khilaafka Isbahaysiga Ma laga macaashi karaa?

Khilaafka Isbahaysiga Ma laga macaashi karaa? Waxaa maalamahan aad isu soo taraya hadal haynta la xiriirta khilaaf la sheegayo inuu Isbahaysiga so...

"Is-dhiib "Hilinnadii cadaabta

Waa dabciga aadamiga iyo noolaha oo dhanba in haddii degaanka lagu nool yahay si uun u xumaaado in m...

Qaranimmo iyo Islaamnimadu Ma Ka Qaalib Noqon doonaan Qabyaaladda.

Waxaa shacabka Soomaaliyeed oo wadaaga dhaqan, diin, luqad, qowmiyad fara ba’an ku hayey sanadihii...

Kenya in the Somali crossfire

Kenya in the Somali crossfire The assassination of a Somali al-Qaida affiliate overshadows peace talks, with Kenya vulnerable to t...

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 2)

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 2) Introduction In Part One of my assessment of the impacts of Ethiopia’s invasion of Somalia, I tr...

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 1)

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 1) Introduction US-backed Ethiopian forces invaded Somalia in December 2006. Meles Zenawi had t...

مقتل ”عيرو“ وتداعياته على الصراع الصومالي

مقتل ”عيرو“ وتداعياته على الصراع الصومالي أعلن البنتاجون بنشوة مقتل الزعيم الشاب آدم حاشي عيرو ز...

اتحاد المحاكم الإسلامية في الصوم

اتحاد المحاكم الإسلامية في الصومال : النشأة، الت...

ذروة الإرهاب الاثيوبي في الصومال

ذروة الإرهاب الاثيوبي في الصومال في مشهد يعيد الي الأذهان مذبحة دير ياسين في فلسطين عام ...

Badeeco Rakhiis ah