GOOBJOOG

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Thursday
May 22nd
Home Wararka Siyaasadda Weerarro Ciidamada Gumaysiga Lala Beegsaday Maanta

Weerarro Ciidamada Gumaysiga Lala Beegsaday Maanta

E-mail Print PDF

Ugu yaraan seddex weerar oo kala duwan ayaa lagu qaaday ciidamada Itoobiya ee qabsaday Soomaaliya maanta kuwaasi oo ka kala dhacay Muqdisho iyo inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Baydhabo iyadoo la sheegayo in weerarradaasi ay qasaare xooggan u gaysten ciidamada gumaysiga Itoobiya.

 

Laba weerar ayaa ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho kuwaas oo ka kala dhacay agagaarka isgosyka Tawfiiq iyo kulliyaddii jaalle Siyaad. Labadan weerar ayaa miinooyin meel fog laga hago lagula qarxiyey ciidamada nacabka oo halkaasi marayey iyadoo ay isla durbadiiba wadooyinkaa xirteen si ay dhaawaca iyo dhimashadooda u gurtaan. Waxay sidoo kale rasaas oodda kaga qaadeen wax allaale iyo wixii halkaasi ka dhawaa.

 

Dhanka kale waxaa xoogagga iska caabinta weerar la beegsadeen ciidamo Itoobiyaan ah oo marayey inta u dhaxaysa Baydhabo iyo Muqdisho iyadoo ay wararku sheegayaan in halkaasi ilaa seddex gaari oo Ural ah looga gubay iyadoo weerarkaasina loo adeegsaday qoryaha culus ee garabka lag rido. Sida lagu yiqinnay waxay ciidamada nacabku aargoosi kula kaceen wixii degaanka lagu qarxiyey ka dhawaa oo shacab ah.

 

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Khilaafka Isbahaysiga Ma laga macaashi karaa?

Khilaafka Isbahaysiga Ma laga macaashi karaa? Waxaa maalamahan aad isu soo taraya hadal haynta la xiriirta khilaaf la sheegayo inuu Isbahaysiga so...

"Is-dhiib "Hilinnadii cadaabta

Waa dabciga aadamiga iyo noolaha oo dhanba in haddii degaanka lagu nool yahay si uun u xumaaado in m...

Qaranimmo iyo Islaamnimadu Ma Ka Qaalib Noqon doonaan Qabyaaladda.

Waxaa shacabka Soomaaliyeed oo wadaaga dhaqan, diin, luqad, qowmiyad fara ba’an ku hayey sanadihii...

Kenya in the Somali crossfire

Kenya in the Somali crossfire The assassination of a Somali al-Qaida affiliate overshadows peace talks, with Kenya vulnerable to t...

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 2)

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 2) Introduction In Part One of my assessment of the impacts of Ethiopia’s invasion of Somalia, I tr...

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 1)

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 1) Introduction US-backed Ethiopian forces invaded Somalia in December 2006. Meles Zenawi had t...

مقتل ”عيرو“ وتداعياته على الصراع الصومالي

مقتل ”عيرو“ وتداعياته على الصراع الصومالي أعلن البنتاجون بنشوة مقتل الزعيم الشاب آدم حاشي عيرو ز...

اتحاد المحاكم الإسلامية في الصوم

اتحاد المحاكم الإسلامية في الصومال : النشأة، الت...

ذروة الإرهاب الاثيوبي في الصومال

ذروة الإرهاب الاثيوبي في الصومال في مشهد يعيد الي الأذهان مذبحة دير ياسين في فلسطين عام ...

Badeeco Rakhiis ah