Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay halkaasi dib u qabsadeen ciidamada Xabashida ee waayahanba dib ugu soo siqayey degaankaasi. Ciidamadan Itoobiyaanka ayaa sidoo kale la sheegay inay hub ka dhigis ku sameeyeen Gudoomiyihi hore ee gobolka Yuusuf Dabageed oo isagu la socday xabashida rajana ka qabay in ku kaalmeeyaan sidii uu halkaasi ku joogi lahaa.
Ciidamada Xabashida ayaan wax iska caabin ah ama dagaal fool ka fool ah kala kulmin xoogagga iska caabinta inkastoo la filayo inaysan nabad ku si joogi doonin halkaasi oo ay dagaallo ku dhufoo ka dhaqaaq ah kala kulmi doonaan garabada kala duwan ee xoogagga iskacaabinta ee doonaya in dalka dib looga xoreeyo xabashida.
Waxaan la ogayn inay Yusuf Dabageed sii isticmaali doonaan iyo in gudoomiyaha Cusub ee Nuur Cadde soo magacaabay adeegsan doonaan si uu gabbaad ugu noqdo ay ku sheegaan inuu isagu degaankaasi ka taliiyo.





Waxaa maalamahan aad isu soo taraya hadal haynta la xiriirta khilaaf la sheegayo inuu Isbahaysiga so...
Waa dabciga aadamiga iyo noolaha oo dhanba in haddii degaanka lagu nool yahay si uun u xumaaado in m...
The assassination of a Somali al-Qaida affiliate overshadows peace talks, with Kenya vulnerable to t...
Introduction
In Part One of my assessment of the impacts of Ethiopia’s invasion of Somalia, I tr...
أعلن البنتاجون بنشوة مقتل الزعيم الشاب آدم حاشي عيرو ز...
في مشهد يعيد الي الأذهان مذبحة دير ياسين في فلسطين عام ...