GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Wednesday
Nov 19th
Home Wararka Siyaasadda Kulan looga hadlayo Shilin somaliga oo ka dhacaya

Kulan looga hadlayo Shilin somaliga oo ka dhacaya

E-mail Print PDF

Kulan ballaaran oo la filayo in looga hadlo diidista lacagta keliya ee Soomaaliya u soo hartay ee kunka shilin ayaa maanta waxaa lagu wadaa in ay ka dhacdo suuqa bakaaraha gaar ahaan masjidka Abaa-hureyra ee magaalada Muqdisho.

 

Kulankaasi ayaa waxaa kasoo qeybgeli doona Ganacsatada gobolka banadir, Culumaa’udiin iyo bulshada qeybaheeda kale, waxaana si aad ah loogu falanqeyn doonaan sida loo qaadan karo lacagta duugga ah ee kunka shilin.

Iminka ayaa waxaa si aad ah u soo buuxdhaafinaya barxadda masjidkaasi dadweyne aad u fara badan kuwaasi oo ka warsugaya sida ay wax yeelli doonaan culumaa’udiinka halkaasi dadka isugu yeeray.

Horey ayaa suuqa bakaaraha waxaa loogu qabtay kulan ceynkani oo kale ah inkastoo amaro badan laga soo saaray hadana ma noqon kuwa ka hirgala isla bartamaha suuqaasi iyadoo ganacsatadu ay ku andacoonayaan in haddii ay qaataan aanan iyaguna laga qaadan doonin.

Dhibaatada maanta ka taagan magaalada Muqdisho ayaa ah tii ugu qatarsaneyd, waxaana Bulshada kasoo haray yaab aad u xoogan kadib markii lacag aanan jeexneyn xittaa la bilaabay in ay diidaan ganacsatada.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday!

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday! Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa Markaad aqrinayso qoraalkaan waxaa dhici karta in aad ku jirto qol hagaagsan, isla markaana aadan qa...

Fahanka Islaamka: Quraanka iyo Nabadda

Fahanka Islaamka: Quraanka iyo Nabadda Waxaynu bartamaha uga jirnaa bisha barakaysan ee Ramadaan, oo caan ku ah inay tahay  bishii la soo ...

IGAD and its patient – a political check up

IGAD and its patient – a political check up Somalia was discharged from Mbagathi Hospital after Somalis formed the Transitional Federal Institut...

Global Financial Meltdown: Black Monday and Bailout Plan

Global Financial Meltdown: Black Monday and Bailout Plan Credit crisis began 13 months ago in August 2007 when the growing payment mortgages deficit, put mil...

Finding the Way Out of Clan Cul-de-Sac

Finding the Way Out of Clan Cul-de-Sac “Our lives begin to end the day we become silent about things that matter.” Dr. Martin Luther ...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah