GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Monday
Dec 01st
Home Wararka Siyaasadda Dekedda Kismaayo oo Dib loo Hawlgeliyay.

Dekedda Kismaayo oo Dib loo Hawlgeliyay.

E-mail Print PDF
Maanta ayaa waxaa lagu guuleystay in dib loo howlgeliyo dekeda weyn ee magaalada Kismaayo oo muddo 3 maalmood ah u xirnayd maleeshiyooyin aan cidna ka amar qaadan oo dekeda gantaalo ku garaacayay.

Dadaallo ay sameeyeen golaha dhaqanka Kismaayo, aqoonyahanno iyo xildhibaanno ka tirsan baarlamanka TFG-da ayaa dhaliyay in lagu guuleysto in Dekedda ay dib u hawlgasho.
Maliishiyooyinkan maalmihii lasoo dhaafayay dekeddu u xirnayd ayaa ku doodayey in maamulka dekedda ay ku leeyihiin lacago in muddo ah aan la siin oo is gaaray taasoo oo dhan 100-kun oo doolarka Mareykanka ah, hase ahaatee waxaan la garanaynin sida ay suuragal u noqotay in maleeshiyooyinkan la qanciyo dekedana la howlgeliyo, inkastoo ay muuqato wali maleeshiyooyinka sidii ay rabeen in aan loo yeelin.

Dekedda ayaa hawlaheedii maanta si caadi ah ay u socdaan iyadoo Doomo halkaasi fadhiyay lagu sii billaabay rarkii lagu hayay, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in lagu rarayo Dhuxul iyadoo aanay jirin cid wax ka qabaneysa arrimahaasi ku aaddan rarista dhuxusha.
Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday!

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday! Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah Baddaha u dhow Soomaliya waxa ay noqonayaan kuwa ay ka cararaan maraakibta ganacsiga kadib markii ay...

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa Markaad aqrinayso qoraalkaan waxaa dhici karta in aad ku jirto qol hagaagsan, isla markaana aadan qa...

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial Kofi Annan, a former UN secretary-general, and Jimmy Carter, a former US president, had been due to ...

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques IntroductionIslamic finance and Banking is no longer just a theory or a dream. In fact it is now a r...

IGAD and its patient – a political check up

IGAD and its patient – a political check up Somalia was discharged from Mbagathi Hospital after Somalis formed the Transitional Federal Institut...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah