GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Sunday
Sep 07th
Home Wararka Siyaasadda Maleeshiyo Katirsan TFG-da oo Laayay Rayid Saarnaa BL.

Maleeshiyo Katirsan TFG-da oo Laayay Rayid Saarnaa BL.

E-mail Print PDF

Hal qof oo rayid ah ayaa ku geeriyooday inta la ogyahay 2-kalena waa ay ku dhawacmeen kadib rasaas uu furay Maleeshiyo ka tisan kuwa dowladda oo kusugnaa isgoyska KM4. Maleeshiyadani Dowladda ayaa rasaasta waxa ay ku fureen gaari BL oo ay saarnaayeen dadweyne aad u fara badan, waxaana rasaasta uu ugu furay sida uu isaga sheegtay kadib markii uu ka baqay in bam looga soo tuuro gaarigaasi oo dad aad u fara badan ay la ciir ciirayeen.

 

Majirto cid ka hadashay arrintani inkastoo markii askarigaasi ka tirsanaa Maleeshiyada Dowladda uu dhibaatada geystay uu isaga tegay guud ahaan goobtii uu ku sugnaa. Ma ahan markii ugu horreysay oo Maleeshiyada dowladda sidani oo kale ay micno darro dadka ku dilaan iyaga oo marka ay dilka geystaanna xittaa u fidin qofka ay ku gardarroodeen wax gargaar ah mana ay jirto sidoo kale cid kula xisaabtanta dhibaatooyinka ay u geystaan Bulshada sida tan maanta dhacday oo kale.

Shacabka ayaa intooda badan waxa ay dhibaato ku qabaan Maleeshiyadani dowladda ee waddooyinka iska dhooban oo mararka qaar ka qaadanaya Mobaylada mararka qaarna rasaas isaga furaya dadka rayidka ah kuwaasi oo xittaa aanan agagaarkooda kus ugneyn qof lagu tuhmi karo in uu wax qarxin rabo.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Cagahaada Isku taag Cadawna ha isu Loogin

Cagahaada Isku taag Cadawna ha isu Loogin Bulshada Soomaaliyeed ayaa tan iyo intii  ay inta badan wadamada dunida 3aad ka xaroobeen gumaysigi...

La Mood Noqonse Weydey Jawaab Dhambaalkii I M Samatar

La Mood Noqonse Weydey Jawaab Dhambaalkii I M Samatar   Maqaalkan kooban waxa aan kaga jawaabayaa dhambaalkii uu dhowaan soo diray ruug-caddaaga Ibraa...

Gummaad Sokeeye Ragbaa Gees Baciid u le

Gummaad Sokeeye Ragbaa Gees Baciid u le   Inta la ogyahay tiro lixdan ruux kor u dhaaftay ayaa ku nafwaayay dagaalo ba’an oo ka dhaca...

Miyay adag tahay helitaanka nin kuu qalma?

Miyay adag tahay helitaanka nin kuu qalma? Maalin ka mid ah bisha Agosto kulka cadceddana yahay meel-dhexaad ayaa waxaa halka baska l...

Somali Diaspora Congress Press Release

Somali Diaspora Congress Press Release The Ethiopian forces in Somalia have massacred 50 civilians in one incident on the road between Moga...

Ethiopian Forces Continue to Commit Crimes Against Humanity on Somali Civilians

Fairfax, Virginia, U.S.A., 21 August 2008 – In full view of the International Community, Ethiopian...

Press ReleaseSubject: Massacre in Beled-Weyne and Arbiska

Press ReleaseSubject: Massacre in Beled-Weyne and Arbiska On 15 and 16 August, the Ethiopian occupation forces massacred more than 90 civilians in Mogadishu, ...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah