GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Sunday
Sep 07th
Home Wararka Siyaasadda Itoobiyaan lagu Qarxiyay Wadada Makka Almukarama.

Itoobiyaan lagu Qarxiyay Wadada Makka Almukarama.

E-mail Print PDF

Ciidamo aad u fara badan oo Itoobiyaan ah oo maalmahani dambe ka billaabay wadada dheer ee Makka Almukarrama in ay miinooyin ka baaraan ayaa maanta qarax lala beegsaday.Qaraxa ayaa waxaa lagula beegsaday xilli ay miinada baarayeen, waxaana miinadu ay la kacday mid ka mid ah Askartii Itoobiyanka ee Miinada baarayay.

Sidoo kale waxaa jirta askar kale oo halkaasi ku dhaawacantay inkastoo qaraxaasi ka dib sida caadada u ah Itoobiyaanka ay wadadaasi xirteen halkaasina ka qaateen Dhaawacyadooda iyo intii uga geeriyootay.

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa maalmahani dambe waxa ay billaabeen in wadada Makka Almukarama ay ka baaraan Miinooyinka halkaasi oo horey dhowr jeer Miino loogu aasay ay waxyeellona kasoo gaartay.

Wadada Makka Almukarama ayaa iminka ah wadada keliya ee ugu dhaq dhaqaaqa badan oo ay sida aadka ah u isticmaalaan Ciidamada Itoobiyaanka iyo Mas’uuliyiinta Dowladda TFG-da.

Trackback(0)
Comments (1)add comment
gaarey: somaaliyay toosa http://goobjoog
in website kasta oo aad gasho aad ku aragto ciidamo ama maraykan bam ku ridaya shacabka dhibka ka soo daalay soo ma ahan wax indhuhu la ilmeeyay
-ilaahay naxariistiisa lagama quusto, waana ku kalsoonahay , balse waa in cadowga la iska kaashadaa si somalia loo badbadiyo
- soomaaliyay toosoo,isku tiirsada waa hadhig wanaagsan
shugran
1

report abuse
vote down
vote up
May 02, 2008
Votes: +0

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Cagahaada Isku taag Cadawna ha isu Loogin

Cagahaada Isku taag Cadawna ha isu Loogin Bulshada Soomaaliyeed ayaa tan iyo intii  ay inta badan wadamada dunida 3aad ka xaroobeen gumaysigi...

La Mood Noqonse Weydey Jawaab Dhambaalkii I M Samatar

La Mood Noqonse Weydey Jawaab Dhambaalkii I M Samatar   Maqaalkan kooban waxa aan kaga jawaabayaa dhambaalkii uu dhowaan soo diray ruug-caddaaga Ibraa...

Gummaad Sokeeye Ragbaa Gees Baciid u le

Gummaad Sokeeye Ragbaa Gees Baciid u le   Inta la ogyahay tiro lixdan ruux kor u dhaaftay ayaa ku nafwaayay dagaalo ba’an oo ka dhaca...

Miyay adag tahay helitaanka nin kuu qalma?

Miyay adag tahay helitaanka nin kuu qalma? Maalin ka mid ah bisha Agosto kulka cadceddana yahay meel-dhexaad ayaa waxaa halka baska l...

Somali Diaspora Congress Press Release

Somali Diaspora Congress Press Release The Ethiopian forces in Somalia have massacred 50 civilians in one incident on the road between Moga...

Ethiopian Forces Continue to Commit Crimes Against Humanity on Somali Civilians

Fairfax, Virginia, U.S.A., 21 August 2008 – In full view of the International Community, Ethiopian...

Press ReleaseSubject: Massacre in Beled-Weyne and Arbiska

Press ReleaseSubject: Massacre in Beled-Weyne and Arbiska On 15 and 16 August, the Ethiopian occupation forces massacred more than 90 civilians in Mogadishu, ...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah