GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Monday
Dec 01st
Home Wararka Siyaasadda Kulan xasaasi oo maanta ka dhacaya NEW YORK.

Kulan xasaasi oo maanta ka dhacaya NEW YORK.

E-mail Print PDF

15-ka xubnood ee joogtada ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeelanaya Magaalada New York ee Dalka Mareykanka, waxaana kamid ah arrimaha lagu lafa guri doono tan Soomaaliya.

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Ahmedou Ould Abdallah ayaa warbixin ka siin doona Golaha Ammaanka xaaladihii u dambeeyay ee Soomaaliya iyo arrimihii dib u heshiisiinta.

Waxay dhinacyada ka qeyb galaya shirkaas maanta isla eegi doonaan, suurta gelnimada Ciidamo ka socda Qaramada Midoobey oo la keeno Soomaaliya, iyo sidii Ciidamada Ethiopia u bixi lahaayeen, sidoo kale waxaa laga hadlayaa xaaladaha bani'aadanimada, gaar ahaan arrinta shaqaalaha gar gaarka oo noqday maalmahan kuwa la bartilmaameedsado.

Kulankan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa markii u horeysay si wada jir ah uga qeyb galaya Wafuud ka kala socoto Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u Xoreynta, iyadoona ka hor inta uusan kulanka bilaaban laga hor aqrin doono qoraal uu soo saaray Xogyahaha Guud ee Qaramada Midoobey Mr Ban Ki-Moon.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday!

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday! Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah Baddaha u dhow Soomaliya waxa ay noqonayaan kuwa ay ka cararaan maraakibta ganacsiga kadib markii ay...

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa Markaad aqrinayso qoraalkaan waxaa dhici karta in aad ku jirto qol hagaagsan, isla markaana aadan qa...

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial Kofi Annan, a former UN secretary-general, and Jimmy Carter, a former US president, had been due to ...

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques IntroductionIslamic finance and Banking is no longer just a theory or a dream. In fact it is now a r...

IGAD and its patient – a political check up

IGAD and its patient – a political check up Somalia was discharged from Mbagathi Hospital after Somalis formed the Transitional Federal Institut...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah