GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Monday
Dec 01st
Home Wararka Siyaasadda Ciidamada Itoobiyaanka oo Madaafiic ku garaacay Buurta Janta Kundishe.

Ciidamada Itoobiyaanka oo Madaafiic ku garaacay Buurta Janta Kundishe.

E-mail Print PDF

Ciidamada Itoobiyaanka ee kusugan Burta Janta Kundishe ayaa habeenkii xalay Madaafiic ku garaacay Daafaha Buuraha ku hareersan.

Sababta ay Madaafiicda halkaasi ugu qeybiyeen ayaa lasheegay in ay tahay cabsi ay ka qabeen Xoogaga Muqaawamada oo halkaasi kasoo gaatamaya isla markaasina si aysan kedis ahaan ugu soo gelin Kontoroolkaasi ay Janta ku leeyihiin.

Majirto weli waxa khasaare ah oo halkaasi laga soo sheegay kaasi oo sababay Madaafiicdii ay Itoobiyaanka ku rideen Buuraha ku teedsan Jantra Kundishe.

Dhinaca kale waxa ay gacanta ku dhigeen Ciidamada Itoobiyaanka gaari rakaab oo ay dadweyne saarnaayeen kaasi oo safar ahaa islam arkaasina kasii baxayay magaalada Baladweyne.

Gaarigaasi ay gacanta kudhigeen ayay rumeysan yihiin Itoobiyaanka in lagu soo qaado Hubka iyo walxaha qarxa ee lagu fuliyo iyaga gudaha magaalada Baladweyne.

Lama garanayo sida ay ka yeeli doonaan inkastoo gawaari horey ay u qabteen ay sii daayeen hayeeshee dadkii saarnaa ay kusoo wada sameeyeen Itoobiyaanka Jirdil aad u xoogan.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday!

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday! Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah Baddaha u dhow Soomaliya waxa ay noqonayaan kuwa ay ka cararaan maraakibta ganacsiga kadib markii ay...

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa Markaad aqrinayso qoraalkaan waxaa dhici karta in aad ku jirto qol hagaagsan, isla markaana aadan qa...

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial Kofi Annan, a former UN secretary-general, and Jimmy Carter, a former US president, had been due to ...

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques IntroductionIslamic finance and Banking is no longer just a theory or a dream. In fact it is now a r...

IGAD and its patient – a political check up

IGAD and its patient – a political check up Somalia was discharged from Mbagathi Hospital after Somalis formed the Transitional Federal Institut...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah