Isbitalka Madiina oo kamid ah Isbitaallada ugu waaweyn oo Muqdisho sida aadka ah uga shaqeeya ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa lasoo dhigay dhaawacyo gaaraya 20-ruux.
Dadkani oo isugu jira haween, caruur iyo dad da’a ah ayaa waxaa ay kusoo dhaawacmeen dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay qeybo kamid ah Muqdisho.
Isbitalka ayaa marka aad booqato aad ku arkeysaa in uu yahay Mashquul aad u daran iyadoo Kalkaaliyeyasha ay kuu sheegayaan in dhaawacyada maalin kasta la keeno.
Isbitalka maanta waxaa ku geeriyooday illaa 3-ruux oo kamid ahaa dhaawacyadii xalay la gaarsiiyay isbitalka sida uu sheegay Agaasime kuxigeenka Isbitalka Madiina oo lagu magacaabo Cali Cadde.
Dadka dhaawacyada qaarkood ayaa waxaa la gaarsiiyaa Isbital ay Ciidamada AMISOM ku leeyihiin Garoonka diyaaradaha inkastoo maalmahani dambe ay AMISOM bilaabeen in ay diidaan qabashada dhaawacyada qaarkood.





Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...
Baddaha u dhow Soomaliya waxa ay noqonayaan kuwa ay ka cararaan maraakibta ganacsiga kadib markii ay...
Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...
Kofi Annan, a former UN secretary-general, and Jimmy Carter, a former US president, had been due to ...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...