GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Monday
Dec 01st
Home Wararka Siyaasadda Dowladda Iiran oo sheegtay inay Soomaalida heshiisiineyso.

Dowladda Iiran oo sheegtay inay Soomaalida heshiisiineyso.

E-mail Print PDF

Kulan ka dhacay Magaalada Tehraan kaasi oo dhex maray Safiirka Soomaaliya u fadhiya Iiran Jeneraal C/raxmaan Guulwade iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Iiraan Munashahar Mutaki ayaa waxa ay kaga wada hadleen arrimo fara badan oo kuwa Soomaaliya ay kujirto.

Mr.Mutaki ayaa waxa uu sheegay in dowladda Iiraan ay diyaar u tahay in ay ka qeyb qaadato dib u heshiisiinta Kooxaha siyaasadda ee isku haya Soomaaliya iyo sidoo kale in ay dhex dhexadiso kooxahaasi.

Waxa uu ugu baaqay wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan Manushahar Mutaki in Soomaalida looga baahan yahay in ay isla gartaan waxa dantooda ah isla markaasina xilligani aanu habooneyn in ay sii wadaan colaadda oo ay kudhex jireen sanooyin aad u fara badan.

Kulanka dhex maray wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan iyo safiirka halkaasi u fadhiya Soomaaliya ayaa ka dambeeyay kadib markii dhowaan halkaasi loo magacaaby Guulwade, waxaana uu si toos ah uga hawlgeli doonaa Mr.C/raxmaan Guulwade halkaasi.

Hirgelinta Safaaradda Soomaaliya ee wadanka Iiraan ayaa kusoo beegmeysa xilli dhowaan Dowladda Yeman Safaaradda ay ku leedahay Muqdisho diblumaasiyiinteeda la garaacay isla markaasina ay ku hanjabtay in ay iska xireyso inkastoo dowladda TFG-da ay ku bar barisay in ay safaaradda kasii shaqeyso gudaha wadnka Soomaaliya.

 

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday!

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday! Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah Baddaha u dhow Soomaliya waxa ay noqonayaan kuwa ay ka cararaan maraakibta ganacsiga kadib markii ay...

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa Markaad aqrinayso qoraalkaan waxaa dhici karta in aad ku jirto qol hagaagsan, isla markaana aadan qa...

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial Kofi Annan, a former UN secretary-general, and Jimmy Carter, a former US president, had been due to ...

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques IntroductionIslamic finance and Banking is no longer just a theory or a dream. In fact it is now a r...

IGAD and its patient – a political check up

IGAD and its patient – a political check up Somalia was discharged from Mbagathi Hospital after Somalis formed the Transitional Federal Institut...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah