Waxaa habeenkii xalay duleedka Baydhabo iyaga oo aad u daalan soo gaary Maleeshiyo aad u fara badan oo lagu soo tababaray wadanka Itoobiya.
Sababta keentay in maleeshiyada Aadan madoobe loo diro ayaa lagu soo waramayaa in ay tahay kadib markii maleeshiyaadkaasi ay soo daaheen soona gaareen Baydhabo iyaga oo aad u daalan isla markaasina dhowr jeer uu dagaal xoogan ku qabsaday wadada laga soo galo baydhabo gaar ahaan Bardaale.
Khasaare fara badan ayaa halkaasi kasoo gaaray maleeshiyada lagu soo tababaray Itoobiya, waxaana la arkay dhaawacyo aad u fara badan oo dhinaca Baydhabo loosoo wado kuwaasi oo ah maleeshiyadii wadada lagu soo dhaawacay kadib dagaalkii ay kusoo qaadeen xoogaga Muqaawamada.
Dhinaca kale Abuu-masnuur oo kamid ah xoogaga Muqaawamada ayaa sheegay in dhankooda uu uga geeriyooday Nin dhalashadiisu ay tahay wadanka Kenya kaasi oo lagu magacaabo Muuse Alkenyawi sida uu hadalka u dhigay kadib shir jaraa’id oo khatka telefoonka uu ugu qabtay Saxaafadda Gudaha.
Wuxuu ugu baaqay Xoogaga Muqaawamada in ay ku dadaalaan sidii wadada ay ugu geli lahaayeen maleeshiyaadkaasi oo lasheegay in ay kusoo wajahan yihiin Muqdisho kuwaasi oo ladoonayo in ay hawlgal ka sameeyaan Muqdisho.





Bulshada Soomaaliyeed ayaa tan iyo intii ay inta badan wadamada dunida 3aad ka xaroobeen gumaysigi...
Maqaalkan kooban waxa aan kaga jawaabayaa dhambaalkii uu dhowaan soo diray ruug-caddaaga Ibraa...
Maalin ka mid ah bisha Agosto kulka cadceddana yahay meel-dhexaad ayaa waxaa halka baska l...
The Ethiopian forces in Somalia have massacred 50 civilians in one incident on the road between Moga...
On 15 and 16 August, the Ethiopian occupation forces massacred more than 90 civilians in Mogadishu, ...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...