GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Monday
Dec 01st
Home Wararka Siyaasadda Sarkaal xalay dharkinleey lagu weeraray.

Sarkaal xalay dharkinleey lagu weeraray.

E-mail Print PDF

Degmada Dharkinleey oo kamid ah Degmooyinka maalmahani dambe ay ammaan darida ka wadeen maleeshiyada TFG-da ayaa habeenkii xalay waxaa ka dhacay dagaal qaraar oo u muuqday weerar lasoo qaaday.

Weerarka ayaa waxaa lagu bartilmaameedsanayay sida dadka deegaanka ay sheegayaan mid kamid ah saraakiisha dowladda oo kusugnaa degmadaasi inkastoo sarkaalkaasi aanu magaciisa la shaacin hayeeshee la xaqiijiyay in aanu wax dhibaato ah soo gaarin.

Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegayaan in rasaas aad u xoogan ay habeenkii xalay maqleen, waxaana rasaastaasi inta la ogyahay kudhaawacmay 2-ruux oo rayid ah oo aanu kamid aheyn kuwii dagaalamayay.

Mas’uuliyiinta dowladda TFG-da ayaa xilli waliba iyo goob walba oo ay kusugan yihiin waxaa kusoo wajahda weeraro aad u xoogan inkastoo weeraradaasi ay dhacaan xilli ay feejignaan kujiraan mas’uuliyiinta lasoo weerarayo.

Horey ayaa weerarada noocani oo kale waxaa loogu qaarijiyay qaar kamid ah mas’uuliyiinta dowladda TFG-da oo illaa iyo iminka qaarkood eheladooda ay la cabanayaan dhibaato dhinaca dhaqaalaha ah maadaama dowladda ay wax u qaban weyday kadib markii daraadood loo dilay.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday!

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday! Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah Baddaha u dhow Soomaliya waxa ay noqonayaan kuwa ay ka cararaan maraakibta ganacsiga kadib markii ay...

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa Markaad aqrinayso qoraalkaan waxaa dhici karta in aad ku jirto qol hagaagsan, isla markaana aadan qa...

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial Kofi Annan, a former UN secretary-general, and Jimmy Carter, a former US president, had been due to ...

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques IntroductionIslamic finance and Banking is no longer just a theory or a dream. In fact it is now a r...

IGAD and its patient – a political check up

IGAD and its patient – a political check up Somalia was discharged from Mbagathi Hospital after Somalis formed the Transitional Federal Institut...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah