GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Monday
Dec 01st
Home Wararka Siyaasadda Dagaal ka dhacay Isgoyska Faloransa.

Dagaal ka dhacay Isgoyska Faloransa.

E-mail Print PDF

Dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxa uu galabnimadii maanta waxa uu ka dhacay isgoyska Faloransa ee Gobolka Banaadir.

Dagaalka ayaa waxa uu dhex maray Maleeshiyada Koofi gaduuda ee ilaalada ka ah Madaxtooyada iyo sidoo kale Xoogaga Hubeysan ee kasoo horjeeda dowladda TFG-da iyo Ciidamada Itoobiyaanka.

Lama oga illaa iyo iminka khasaaraha ka dhashay halkaasi, waxaana inta badan dagaaladani oo kale marka ay dhacaan maleeshjiyada dowladda ay xir xiran qaar kamid ah dadka rayidka ah ee kusugan goobaha ay markaasi dagaaladu ka dhaceen.

Goobaha ay dagaaladu ka dhaceen ayaa ah goob ay aad difaac ugu jiraan maleeshiyada dowladda iyadoo la yaab ay kunoqotay dadka qaababka loo weeraro goobahaasi oo kale.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday!

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday! Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah

Dhibaatada Badda Waxay u Baahan Tahay Xal Barriga ah Baddaha u dhow Soomaliya waxa ay noqonayaan kuwa ay ka cararaan maraakibta ganacsiga kadib markii ay...

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa Markaad aqrinayso qoraalkaan waxaa dhici karta in aad ku jirto qol hagaagsan, isla markaana aadan qa...

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial Kofi Annan, a former UN secretary-general, and Jimmy Carter, a former US president, had been due to ...

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques

Murabahah: Islamic Financing Instrument and its Techniques IntroductionIslamic finance and Banking is no longer just a theory or a dream. In fact it is now a r...

IGAD and its patient – a political check up

IGAD and its patient – a political check up Somalia was discharged from Mbagathi Hospital after Somalis formed the Transitional Federal Institut...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah