Nuur Cadde Ra'iisul wasaaraha DFKMG iyo wafdi oo hogaaminayo ayaa la sheegayaan in qadar daqiiqado ah ka hor ka dageen garoonka diyaaradah Magaalada Baydhabo iyadoo sidoo kalan ay halkaas gaareen wafdi ka socoda Qaramada Midoobay.
Nuur Cadde oo maalmo ka hore u duulay Magaalda Nayrobi oo uu kulomo kula lahaa Qaramada Midoobay ayaa maanta ku soo laabtay magaalada Baydho xilli ay magaaladaasi ka soconayaan mooshino ay wadaan qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka oo isaga ka dhan ah.
Wafdiga qaramada Midoobay ayaa la sheegayaa in uu hor ka cayo Wakiila Xoghayaha QM ee arimaha Somalia Ahmadou Walad Abdalla lama oga ula jeedada socdaalka wafidga QM balse waxaa la sheegayaan in ay ka qaygali doonaa munaasba looga hadlayo Adstuurka DFKMG.
dhinaca kale xalay waxaa magaalada Baydhabo gaar ahaa xarunta Balamaanka DFKMG ee ADC ka dhacay israsaasayn u dhexaysa ciidamada DFKMG iyo kooxo hubaysan, israsaaseyntaani oo soctay mudo ku dhaw saac ayaan la sheegin wax qasaara ah oo ka dhashay.

Sharaftaadoo odaytinnimo waxaa soo gaaray dhaawac culus .. adigoo ku magaaban raisul wasaare in mooryaanti xamar ay kugu af-celiyaan sidee kula tahay??? fadlan iscasil.. caalamkana u sheeg xaqiiqda... aad addun iyo aakhiro liibaantide!!
Votes: +0
waayo waa khaani wadan, waa xaaraan oo xalaal ma noqon karaan. option #2 waa in la laayo dhammaantood, Haddii aan sidaas la yeelin waxaaa dhacaya in ayaa abuuraan qolo ka dhaxasha falka xun oo ay abuureen, OO ayaa ku daydaan falka xun ookawaani ay semeeyeen
Mohammed Raaghe, London, Ontario
Votes: +0




Waxaa weli ay hadal hayaan qaar ka mid ah raggii qabanqaabiyey shirkii Yemen inuu weli rajo leeyahay...
Waraysi uu Prof. Ibrahim Cadow -oo u hadlayay ururka midowga maxkamaduhu- bixiyay taariikhdu markay ...
Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...
Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...
The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...
Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...