Kadib Dagaal qaraa oo soconaya mudo saacad ah ayaa waxaa lagu soo warmayaa in ciidamada DFKMG oo fariisin ku lahaa kontaroolka Siinka dheer lagala wareegay halkaasi.
kooxaha wax iska caabinta ee iygau ka soo horjeeda DFKMG iyo Ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay galbat qurax dhicii weerar culus ku soo qaadeen halkaasi iyadoo dadka degaanka ay sheegayaan in la isku adeegsaday hubka midkiisa culus iyo kiisa fududba.
waxaa la sheegayaa in laga itaal roonaaday ciidamada DFKMG halkaasna lagala wareega iyadoo aan la garan karin halka ay u carareen ciidamdii laga itaalka roonaaday.
lama oga qasaarah soo kala gaaray labada dhinaca ee dagaalkani uu dher maray iyo dadka rayidka ah ee halkaasi ku suganaa wali ay jiraan warar sheegay in ciidamada DFKMG qasaaro aan la sheegi karin inta uu la egyaha soo gaaray.
Dhinaca kale Sarkaal ka tirsan Nabada sugida DFKMG ayaa maanta kooxo hubeysan ku dileen Magaalada Baydho iyadoo sidoo kalan qarax uu galabta ka dhacay Magaaladaasi





Shirka Yemen uga socda garbaha Isbahaysiga ee is khilaafay gaara ahaanna kuwa Maxkamadaha ee laf dha...
Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...
Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...
Gorfaynta suugaantu waa aqoon iskeed u taagan, qofka gelayana waxaa habboon, oo weliba waajib ah, aq...
The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...
Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...