Ciidamada Itoobiya ayaa maanta qarax iyo madaafiic lagu la beegsaday agagaarka Kulliyadii Jaalle Siyaada iyo Wasaaraddii gaashaandhigga ee Magaalada Muqdisho, iyadoo lagu soo warramayo in qasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jiro uu ka soo gaaray.
Qaraxan iyo weerarkaan madaafiic ee saakay lagu qaaday ciidamad Itoobiyaanka ayaa yimid ka dib markii ay saakay isku fidiyeen wadada Warshadaha iyo deegaannada ku teedsan waxaan la sheegayaa in ilaa 4 askari oo Itoobiyaan ah ay ku dhinteen qaraxaasi iyadoo tiro kale oo aan la ogayn inta ay le egtahay oo dhaawac ahna ay jiraan sida ay ku warramayaan dadka degaanka.
Daqiiqado ka dib qaraxaasi ayaa waxaa weerar hoobiyaal loo adeegsaday lagu qaaday Wasaaraddii hore ee gaashaandhiga halkaas oo xarun o ah ciidamada Itoobiya, lama oga qasaaraha ka soo gaaray ciidamadaasi madaafiicdaasi balse dadka deriska la ah xaruntaasi ayaa sheegay in ay maqleen ilaa 5 hoobiye oo ku dhacay xaruntaasi.





Waxaa weli ay hadal hayaan qaar ka mid ah raggii qabanqaabiyey shirkii Yemen inuu weli rajo leeyahay...
Waraysi uu Prof. Ibrahim Cadow -oo u hadlayay ururka midowga maxkamaduhu- bixiyay taariikhdu markay ...
Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...
Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...
The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...
Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...