GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Saturday
Jul 26th
Home Wararka Siyaasadda QM oo u gogol xaaraya Ciidamo Somalia loo Diro

QM oo u gogol xaaraya Ciidamo Somalia loo Diro

E-mail Print PDF

Golaha Amaanka ee Qaramada Midobay ayaa u gogola xaaray qaraar lagu doonayo in ciidamado ka socoda QM oo badala kuwa hatan ku sugan ee Midowag a Africa loo geeyn lahaa Somalia. Iyadoo uu ku soo beegmay Xilli ay soo gaba gabagaboobeen wada hadalo ay QM ugu kala dab qaadeysay TFGda iyo Isbahaysiga.

Golaha oo Tix raacayay Go'aankii ay horgeysay Dowlada Engriiska ee tirsigiisa ahaa 1418 waxay ay ku xiren dirista ciidmada ka socdoa QM  hormar laga gaaro xaga siyaasada, wuxuuna goluhu soo dhaweeyay cosdi uu soo hor dhigay Xoghaya QM Ban Ki-moon oo ahaa in xafiiska QM laga raro Nayri oo loo raro Muqdisho.

wuxuuna Ban Ki-moon 18 March ee la soo dhaafay hordhigay Golaha Amniga 4 qorshe oo somalia laagu diri karo Ciidmad, iyadoo shuruud looga dhigay in la helo Jawi siyaasadeed oo macquul ka dhigi kara in ciidamadaasi yimadaa Somalia iyo in la joogiyo dagaalada u dhexeeya Dowlada iyo qolooyinka ka soo horjeeda.

wuxuuna mid ka mid ah qorshayaashaasi dhigayay in loo diro in Somalia loo diro 27 Kun oo Ciidamo QM ka socda iyo 1500 oo Police ah si ay u badalaan ciidamada Midowga Africa ee halkaasi ku sugan.

si kastaba ha ahaatee Qaraarkaan ka soo baxay Qaramada Midobay ayaa u muuqanaya mid shardi looga dhigayo soo dirista ciidamo QM ka socda in xal laga gaaro dhinaca Siyaasada, walo ay haatan u muuqto in aysan natiijo la taaban karo ka soo bixin shirkii Jabuuti oo ay QM ugu kala dab qaadeeysay Mucaaradka iyo TFGda. 

 

Trackback(0)
Comments (1)add comment
A: ...
Intii Itoobiyaan na dulaysan lahaayeen, kuwa qaramka midoobay ee ceebtu qabanayso ayaa noo roon
1

report abuse
vote down
vote up
May 17, 2008
Votes: +0

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Shirkii Yemen Ma Cayriin buu Eeday Mise Wax kale

Shirkii Yemen Ma Cayriin buu Eeday Mise Wax kale Waxaa weli ay hadal hayaan qaar ka mid ah raggii qabanqaabiyey shirkii Yemen inuu weli rajo leeyahay...

Qaybsanka isbahaysiga Asmara Iyo Saamaynta uu ku Yeelan karo Shirka Jabuuti

Qaybsanka isbahaysiga Asmara Iyo Saamaynta uu ku Yeelan karo Shirka Jabuuti Waraysi uu Prof. Ibrahim Cadow -oo u hadlayay ururka midowga maxkamaduhu- bixiyay taariikhdu markay ...

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...

Somali Diaspora Network (SDN) Press Release

Fairfax, Virginia, USA, 22 June 2008: The Somali Diaspora Network (SDN) has always advocated for an...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah