
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Saakay aroortii hore marayay Xaafada Towfiiq ee Degmad Yaaqshii ayaa waxaa lala beegsaday qarax miino, iyadoo la sheegayo in qaraxaasi uu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso.
ciidamadaani oo lagu waramay in ay quraac u sideen ciidamo kale oo ku sugan Isbitaalka Caraaf kana soo baxay Stadium Muqdisho ayaa la sheegay in halkaasi ay uga geeriyoodeen labo askari halka tiro kale oo aan la cayimin ay ku dhaawacmeen.
Ciidamo faraban ayaa ka soo baxay Garoonka Kubada cagta kuwaas oo meesha gabi ahaanba xirtay halkaasna ka qaaday dhaawacii iyo meydkiis askrtii halkaasi wax yeeladu ka soo gaartay.
dhinaca kale Magaalada Baladweyn ayaa lagu soo waramayaa in xalay weerar Bambaano lagu qaaday Xarunta Degmada ee Magalaadaasi halkaasi oo ay ku suganaayeen labadii maalmood ee la soo dhaadfay ciidamo itoobiyaan ah, Bamkaasi kadib ayaa la sheegayaa in ay tacshiiro halkaasi ka dhaceen.





Shirka Yemen uga socda garbaha Isbahaysiga ee is khilaafay gaara ahaanna kuwa Maxkamadaha ee laf dha...
Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...
Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...
Gorfaynta suugaantu waa aqoon iskeed u taagan, qofka gelayana waxaa habboon, oo weliba waajib ah, aq...
The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...
Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...