
Isaias Afewerki Madaxweynaha Eritre ayaa ku eedeeyay Dowladda Mareykanka iyo Qaramada Midoobay inay sabab u yihiin dhibaatooyinka ka jira soomaaliya,Afewerki oo waraysi siiyay Reuters ayaa sheegay in qaramada midoobay dhab ka ahayn dadaalada dib u heshiisiinta ee ay ka dhex wado dhinacayada isku Haya siyaasada soomaaliya.
Afewerki waxa uu ku eedeeyay Qaramada Midoobay inay qaybinayso isbahaysiga dib u xoreynta soomaaliya si loo wiiqo awoodooda siyaasadeed iyo kuwa milatari oo halkaasi ay ku istaagto kacdoonka lagu doonayo in itoobiya looga saaro soomaaliya.
Madaxweyne Afewerki waxa uu sheegay in Markeykanku ku guul daraysatay siyaasadiisa soomaaliya iyo dhamaan tan Geeska Afrika, iyadoo uu intaasi ku daray in wax argagaziso la dhaho aysan ka jir Somalia mareykanaka kadib 11 September uu mar marsiyo ka dhigto Argagixiso.
Madaxwenaha Eritre oo wareysigiiska kaga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin xuduuda u dhexeysa dalkiis iyo itoobiya ayaa sidoo kale sheegay in dagaalada ka soconaya somalia ay yihiin kuwo xaq u dirir ah.
hadalka Afewerki ayaa ku soo beegmay xilli uu shir ugu bilabmay TFGda iyo Isbahaysiga asmar, walo uu shirkaaso hada ahayn mid la isku soo hor gadhiisanaayo balse ay qaramada midobay u kala dab qaadeyso.





Shirka Yemen uga socda garbaha Isbahaysiga ee is khilaafay gaara ahaanna kuwa Maxkamadaha ee laf dha...
Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...
Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...
Gorfaynta suugaantu waa aqoon iskeed u taagan, qofka gelayana waxaa habboon, oo weliba waajib ah, aq...
The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...
Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...