GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Saturday
Jul 26th
Home Wararka Siyaasadda Ciidamada Itoobiya oo Dib u Qabsaday Beledweyne Iyo Gudomiyihii

Ciidamada Itoobiya oo Dib u Qabsaday Beledweyne Iyo Gudomiyihii

E-mail Print PDF

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay halkaasi dib u qabsadeen ciidamada Xabashida ee waayahanba dib ugu soo siqayey degaankaasi. Ciidamadan Itoobiyaanka ayaa sidoo kale la sheegay inay hub ka dhigis ku sameeyeen Gudoomiyihi hore ee gobolka Yuusuf Dabageed oo isagu la socday xabashida rajana ka qabay in ku kaalmeeyaan sidii uu halkaasi ku joogi lahaa.

Ciidamada Xabashida ayaan wax iska caabin ah ama dagaal fool ka fool ah kala kulmin xoogagga iska caabinta inkastoo la filayo inaysan nabad ku si joogi doonin  halkaasi oo ay dagaallo ku dhufoo ka dhaqaaq ah kala kulmi doonaan garabada kala duwan ee xoogagga iskacaabinta ee doonaya in dalka dib looga xoreeyo xabashida.

Waxaan la ogayn inay Yusuf Dabageed sii isticmaali doonaan iyo in gudoomiyaha Cusub ee Nuur Cadde soo magacaabay adeegsan doonaan si uu gabbaad ugu noqdo ay ku sheegaan inuu isagu degaankaasi ka taliiyo. 

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Shirkii Yemen Ma Cayriin buu Eeday Mise Wax kale

Shirkii Yemen Ma Cayriin buu Eeday Mise Wax kale Waxaa weli ay hadal hayaan qaar ka mid ah raggii qabanqaabiyey shirkii Yemen inuu weli rajo leeyahay...

Qaybsanka isbahaysiga Asmara Iyo Saamaynta uu ku Yeelan karo Shirka Jabuuti

Qaybsanka isbahaysiga Asmara Iyo Saamaynta uu ku Yeelan karo Shirka Jabuuti Waraysi uu Prof. Ibrahim Cadow -oo u hadlayay ururka midowga maxkamaduhu- bixiyay taariikhdu markay ...

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...

Somali Diaspora Network (SDN) Press Release

Fairfax, Virginia, USA, 22 June 2008: The Somali Diaspora Network (SDN) has always advocated for an...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah