Qarax aad u xoogan ayaa saakay waxa uu ka dhacay degmada Xamar jajab gaar ahaan umbartoorida Ceelgaab halkaasi oo dhibaatooyin ay ka dhasheen.
Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday gaari halkaasi marayay oo weli aanan lasoo xaqiijin cidda saarneyd gaarigaasi, waxaana sidoo kale uu u muuqday qaraxaasi mid loo adeegsaday miinada meelaha fog laga hago.
Lama soo sheegin illaa iyo iminka qaraxaasi inta qof ee ku waxyeelowday inkastoo qaraxaasi lasheegayo in dad uu dhaawac kasoo gaaray gaar ahaan dad iyagu ku sugnaa goobta uu qaraxaasi ka dhacay.
Qaraxa ayaa goobta uu ka dhacay waxa uu si aad ah ugu dhaw yahay xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia iyadoo dowladda maamihii ugu dambeeyay qaraxyo lagula beegsanayay goobaha ay sida aadka ah u isticmaalaan gaar ahaan waddooyinka ay sida aadka ah u maraan.





Shirka Yemen uga socda garbaha Isbahaysiga ee is khilaafay gaara ahaanna kuwa Maxkamadaha ee laf dha...
Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...
Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...
Gorfaynta suugaantu waa aqoon iskeed u taagan, qofka gelayana waxaa habboon, oo weliba waajib ah, aq...
The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...
Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...