GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Saturday
Jul 26th
Home Wararka Siyaasadda Itoobiyaan oo isku fidiyay qubuuraha Barakaat.

Itoobiyaan oo isku fidiyay qubuuraha Barakaat.

E-mail Print PDF

Ciidamo aad u fara badan oo Itoobiyaan ah ayaa saakay waxa ay kasoo baxeen garoonka kubadda cagta ee Muqdisho stadium kuwaasi oo isku fidiyay guud ahaa qubuuraha barakaat halkaasi oo shaki weyn ay ka qabaan.

Itoobiyaanka ayaa shakiga ay ka qabaan qubuuraha barakaat waxa ay tahay in halkaasi  ay iska soo abaabulaan xoogaga kasoo horjeeda ee dagaalada culus maalmahani kula gala wadada warshadaha iyadoo mararka qaarna ay dhacdo in lagu soo dhawaado xaruntooda garoonka kubadda cagta.

 

Dad fara badan ayay dadka deegaankaasi sheegayaan in ay qab qabteen ciidamada Itoobiyaanka waxaana dadkaasi ay qabqabteen ay gaarayaan 50-qof kuwaasi oo ay ula dhaqaaqeen dhanka isbartiibada halkaasi oo aanan la ogeyn soomaalida ay geeyaan waxa ay ku sameeyaan.

Dhinaca kale rasas aad u xoogan ayaa saakay laga maqlayaa qeybo kamid ah wadada warshadaha gaar ahaan dhanka Suuqa Xoolaha halkaasi oo saakay ay gaareen ciidamo Itoobiyaan ah kadibna ay isku dhaceen Itoobiyaanka iyo xoogaga hubeysan ee kasoo horjeeda.

Lama soo sheegin dagaalkaasi oo aad u qaraar dhibaatada uu geystay inkastoo sida muuqata hubka la isku adeegsanayo uu yahay kuwa aadka u culus, wixii kusoo kordhana wararkeenna dambe ayaanu idinkugu soo gudbin doonnaa Inshaa Allaah.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Shirkii Yemen Ma Cayriin buu Eeday Mise Wax kale

Shirkii Yemen Ma Cayriin buu Eeday Mise Wax kale Waxaa weli ay hadal hayaan qaar ka mid ah raggii qabanqaabiyey shirkii Yemen inuu weli rajo leeyahay...

Qaybsanka isbahaysiga Asmara Iyo Saamaynta uu ku Yeelan karo Shirka Jabuuti

Qaybsanka isbahaysiga Asmara Iyo Saamaynta uu ku Yeelan karo Shirka Jabuuti Waraysi uu Prof. Ibrahim Cadow -oo u hadlayay ururka midowga maxkamaduhu- bixiyay taariikhdu markay ...

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...

Somali Diaspora Network (SDN) Press Release

Fairfax, Virginia, USA, 22 June 2008: The Somali Diaspora Network (SDN) has always advocated for an...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah