GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Saturday
Jul 26th
Home Wararka Siyaasadda Marka oo lacagaha duugga laga isticmaalayo.

Marka oo lacagaha duugga laga isticmaalayo.

E-mail Print PDF

Iyadoo qeybo fara badan oo kamid ah dalka Soomaaliya ay ka taagan tahay dhibaatooyin xoogan oo dhinaca lacaga duugga ah ayaa wararka aanu ka heleyno Magaalada Marka waxa ay sheegayaan in dadka kudhaqan halkaasi ay wax iska badaleen fikirkaasi.

Shacabka ku dhaqan magaalada Marka ayaa bilaabay in ay qaataan lacaga duugga ah ee kunka shilin iyadoo arrintaasina ay isku raacsan yihiin guud ahaan shacabka kudhaqan magaalada marka.

Horey ayaa dhibaato xoogan dadku waxa ay ugu qabeen qaadashada lacagta jeexan ee kunka shilin laakin maanta ayaa waxa ay gaartay in kunka shilin haddii uu casaan yahay aanan la qaadan oo la qaato keliya marka uu cad yahay oo nadiif uu yahay.

Falkani ay kudhaqaaqeen shacabka kudhaqan magaalada Marka ayaa waxaa si aad ah u soo dhaweeyay guud ahaan bulshada iyadoo ganacsataduna lagu soo waramayo in ay ku qanacsan yihiin arrintaasi taasina ay dhalisay in dhaq dhaqaaqii ganacsi ee Suuqa weyn ee Magaalada marka uu caadi kusoo laabto.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Shirkii Yemen Ma Cayriin buu Eeday Mise Wax kale

Shirkii Yemen Ma Cayriin buu Eeday Mise Wax kale Waxaa weli ay hadal hayaan qaar ka mid ah raggii qabanqaabiyey shirkii Yemen inuu weli rajo leeyahay...

Qaybsanka isbahaysiga Asmara Iyo Saamaynta uu ku Yeelan karo Shirka Jabuuti

Qaybsanka isbahaysiga Asmara Iyo Saamaynta uu ku Yeelan karo Shirka Jabuuti Waraysi uu Prof. Ibrahim Cadow -oo u hadlayay ururka midowga maxkamaduhu- bixiyay taariikhdu markay ...

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...

Somali Diaspora Network (SDN) Press Release

Fairfax, Virginia, USA, 22 June 2008: The Somali Diaspora Network (SDN) has always advocated for an...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah