GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Wednesday
Jul 23rd
Home Wararka Siyaasadda Shaqada Dekedda Kismaayo oo Madaafiic lagu Xannibay.

Shaqada Dekedda Kismaayo oo Madaafiic lagu Xannibay.

E-mail Print PDF

Waxaa istaagay guud ahaan dhaq dhaqaaqii ka socday dekedda weyn ee magaalada Kismaayo kadib markii ay isa soo khilaafeen qaar kamid ah Maleeshiyaadkii halkaa ilaalada ka haysay iyo Mas’uuliyiinti Dekeddaasi. Maleeshiyada ayaa waxa ay qoryaha lidka diyaaradaha ay ku rakibteen buur meel sare ku taalla halkaasi oo ay kasoo duqeeyeen dekedda taasi oo sababtay in hawlihii dekedda ay istaagaan.

Ma jirto wax doon ah oo ka shiraacatay dekedda inkastoo uu soo wajahay cabsi ku adadan in waxyeello ay kasoo gaarto rasaasta ay Maleeshiyooyinkaasi kusoo ridayaan. Maleeshiyada xayirtay dhaq haqaaqii Dekedda ayaa iminka weli ah kuwa ka biyad diiday in doomaha fadhiya dekeddaasi la raro inkastoo xildhibaanno gaaraya illaa 4 oo kusugan magaalada Kismaayo ay maanta isku dayayaan sidii ay wax uga qaban lahaayeen arrimahaasi.

Dekedda Magaalada Kismaayo ayaanan u aheyn markii koowaad oo sidani oo kale loo xayiro, waxaana horey loo xiray wadada laga soo galo dekedda iyadoo Maleeshiyooyinkii xirayna ugu dambeyntii markii la afgartay ay isaga baxeen jidgooyadii ay ka sameysteen ilinka hore ee dekedda weyn ee Kismaayo.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Shirka Yemen ee Maxkamadaha Maxaa laga Filan Karaa?

Shirka Yemen ee Maxkamadaha Maxaa laga Filan Karaa? Shirka Yemen uga socda garbaha Isbahaysiga ee is khilaafay gaara ahaanna kuwa Maxkamadaha ee laf dha...

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...

Gorfaynta Suugaanta aan la Xumayn!

Gorfaynta Suugaanta aan la Xumayn! Gorfaynta suugaantu waa aqoon iskeed u taagan, qofka gelayana waxaa habboon, oo weliba waajib ah, aq...

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...

Somali Diaspora Network (SDN) Press Release

Fairfax, Virginia, USA, 22 June 2008: The Somali Diaspora Network (SDN) has always advocated for an...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah