C/raxmaan C/shakur Warsame oo ahaa madaxa wafdigii wadahadallada Jabuuti uga qayb galay Isbahaysiga DIb u Xoraynta Soomaaliyeed oo haatan ku sugan magaalada London ayaa kula hadli doonaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku sugan UK xarunta Jaamacadda SOAS maalinta Jimcaha soo socata.
Kulanka ayaa dhici doona maalinta Jimcaha ah ee ku aaddan 25/07/08 saacaddu marka ay tahay 6:00pm - 9:00pm taasoo ka dhici doonta hoolka ama qaacada Khaliil Lecture Theatre sida ay shaaciyeen ururka Ardayda Soomaaliyeed ee jaamacadda SOAS. Waxaa C/raxmaan ka warbixin doonaa heshiiskii Jabuuti iyo sida Isbahaysigu wax u arko iyadoo ka dibna su'aalo iyo waydiimo xigsan doonaan.

Set as favorite
Bookmark
Hits: 855
Trackback(0)
Comments (0)

Write comment




Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...
Baddaha u dhow Soomaliya waxa ay noqonayaan kuwa ay ka cararaan maraakibta ganacsiga kadib markii ay...
Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...
“Our lives begin to end the day we become silent about things that matter.” Dr. Martin Luther ...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...