Wafuudii ka qayb galay shirka Jabuti ee ka kala Socday DFKMG iyo Isbahaysiga Dib u Xoreynta ayaa lagu soo waramayaa in ay gaareen Caasimada Dalka Kenya ee Nayrobi.
Labada wafdi ayaa lagu wadaa in ay kulamo gooni gooni ah la yeeshaan Qaramada Midobay iyo Midowagay Yurub iyo xubno kale oo ka tirsan Beesha caalmaka iyadoo wararka laga helayo Nayrobi ay sheegayaan in wadahadlka uu la xiriiro sidii loo dhaqan galin lahaa heshiiskii ay labada dhinaca ku gaareen dalka Jabuuti.
Wufuudani oo ay kala Hogaaminayaan ra'iisul Wasaaraha DFKMG iyo Gudoomiyaha Isbahaysiga Dib u xoreynta Somalia ayaa la filayaa in ay dhinacayada ay la kulamayaan la falanqeeyaan heshiiskaasi sidii uu u hirgali lahaa.
Set as favorite
Bookmark
Hits: 481
Trackback(0)
Comments (4)

kursiga uu c/laahi wiil iyo wallaal iyo dal iyo diinba kuwaayey ayaa qiil qiil kusocdo isagoo ugu baqaayo beesha caalamka inay isaga kaqaado oo ay siiso sheeq shariif taasoo c/laahi uusan haweenadaan kaseexan waliba isagoo is celin waayay yirina sheeq shariif waa hawiye 4.5 baa waxlagu soo qaybsaday ee waa inuu qaataa kursiga ra,iisulwasaaraha taas bey xaq uleeyihiin hawiye.
1
report abuse
vote down
vote up
June 18, 2008
Votes: +0
Votes: +0
Waxaa weydiin mudan in Sheekh Shariif la weydiiyo su'aasha ah: Kol haddii mabda'ii aad kusoo caan baxday, ku dagaalamaysay, kuna dhegganayd uu ahaa KU DHAQANKA SHAREECADA ISLAAMKA IYO KOR YEELIDDA KITAABKA ALLE (sida aad sheeganaysay) kaasoo aad shuruud uga dhigaysay inaan la gaari karin in dalka Itoobiyaanka kusoo duulay ay ka baxaan mooyee aan si kale lagu gaari karin; haddaba su'aashu waxay tahay, "MA WAXAAD U ARAKTAA IN HADAFKAASI (ku dhaqanka shareecada Islaamka) LAGU GAARI KARAYO TUBTAAN AAD HADDEER DOORATAY OO BEESHA CAALAMKA AY RAALLI KAAGA NOQONAYAAN IN DALKAAN SHAREECADA ISLAAMKA LAGU DHAQO TAASOO AY HOREYBA KAAGA DIIDEEN AHAYDNA SABABTA LAGUUGU SOO DUULAY, MISE ADIGAA Shariifoow KA TANAASULAY MABDA'AADI HORE? Waa in midkiin BEESHA CAALAMKA ama Sheekh Shariif midkiin tanaasulaye?
2
report abuse
vote down
vote up
June 18, 2008
Votes: +0
Votes: +0
Heshiiska Jibuuti ma'aha mid si fudud ku yimid dhiig badan ayaa ku daatey hanti badan wey ku burburtey shicib badan oo milyan kor u dhaafayo wey ku barakaceen boqolaalo ayaa isbitaalada u jiifo dhaawacyadii ka soo gaarey,hadaba mar hadii shicib weynihii Reer Muqdisho ka soo dhalaaleen qeybta ay ku lahaayeen Dagaalka Beesha Caalamkana ay garwaaqsadeen in aan indhaha laga qarsan karin awooda muqaawamada waxaa waajib ah in hogaanka Isbaheysiga Barnaamijkii Iska Caabinta lagu kordhiyo Barnaamijka Siyaasadda waana mida jibuuti heshiiska lagu kala saxiixdey
Marka waxaa qabaa in isbaheysiga qaateen Go'aan sax ah loona baahan yahay in lagu taageero si looga faa'ideysto dhiigii loo soo daadiyey
wabilahi towfiiq
Marka waxaa qabaa in isbaheysiga qaateen Go'aan sax ah loona baahan yahay in lagu taageero si looga faa'ideysto dhiigii loo soo daadiyey
wabilahi towfiiq
3
report abuse
vote down
vote up
June 18, 2008
Votes: -1
Votes: -1
SOMALIDA HADDII AY KA WAANTOOBI WEYDO TUUGADAAN IYO WAXII LA SOO SHAQEEYEY 16KII SANO WEY EEDI DOONAAN MAXAA YEELEY NIMANKAAN HOR BOODAAYA SOMALIA HA NOQDAAN KUWA DAWLADDA SHEEGATA IYO KUWA DIINTA SHEEGTABA WAA BURCAD KU NAAXDA DHIIGGA SHACABKA MASAAKIINTA AH OO XABADDA , ROOBABKA IYO CUDURKABA KU BAA'BI'NAAYO GUDAHA DALKA IAYAGANA MARBA KU RAAXEYSANAAYA HOTEELADA WAAWEYN EE LAGU MAGACAABO 5 STARS.
MARKA SHACABKA WAA INEY KA TOOSAAN RIYADA QABIILKA IYO QORIGA AAMINEY, WAANA INEY ISKA QABTAAN TUUGADAAS, WAAANA INEY KA TAKHALLUSAAN SIDA UGU DHAKHSIYAHA BADAN.
WAXAAN IDIN OGEYSIINAYAA HADDII AAD RABTAAN INAAD RUNTA KA OGAATAAN ARRIMAHA SOMALIA GALA OO AKHRISTA WEBKA LA YIRAAHDO http/www.Maayland.com OO ANIGUBA SI LAMA FILAAN AH U GALEY, WAXAAN KALA KULMEY OO AAN KU SOO AKHRISTEY MAQAALLO IGA TIR TIREY WAXII AY IGU ABUUREEN TUUGADA ILA SHEEGTA QABIILKA , QORIGANA AY IIGU DHIIBEEN , MAALIN KASTANA IIGU IMAADA INAAN BIXIYO QAARAAN AAN KU NAAR TEGI LAHAA , ILAAHEEY HA IGA CAFIYEE.
MARKA SHACABKA WAA INEY KA TOOSAAN RIYADA QABIILKA IYO QORIGA AAMINEY, WAANA INEY ISKA QABTAAN TUUGADAAS, WAAANA INEY KA TAKHALLUSAAN SIDA UGU DHAKHSIYAHA BADAN.
WAXAAN IDIN OGEYSIINAYAA HADDII AAD RABTAAN INAAD RUNTA KA OGAATAAN ARRIMAHA SOMALIA GALA OO AKHRISTA WEBKA LA YIRAAHDO http/www.Maayland.com OO ANIGUBA SI LAMA FILAAN AH U GALEY, WAXAAN KALA KULMEY OO AAN KU SOO AKHRISTEY MAQAALLO IGA TIR TIREY WAXII AY IGU ABUUREEN TUUGADA ILA SHEEGTA QABIILKA , QORIGANA AY IIGU DHIIBEEN , MAALIN KASTANA IIGU IMAADA INAAN BIXIYO QAARAAN AAN KU NAAR TEGI LAHAA , ILAAHEEY HA IGA CAFIYEE.
4
report abuse
vote down
vote up
June 18, 2008
Votes: +0
Votes: +0
Write comment




Bulshada Soomaaliyeed ayaa tan iyo intii ay inta badan wadamada dunida 3aad ka xaroobeen gumaysigi...
Maqaalkan kooban waxa aan kaga jawaabayaa dhambaalkii uu dhowaan soo diray ruug-caddaaga Ibraa...
Maalin ka mid ah bisha Agosto kulka cadceddana yahay meel-dhexaad ayaa waxaa halka baska l...
The Ethiopian forces in Somalia have massacred 50 civilians in one incident on the road between Moga...
On 15 and 16 August, the Ethiopian occupation forces massacred more than 90 civilians in Mogadishu, ...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...