2 ruux ayaa lagu dilay dagaal culus oo ka dhacay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe kaasoo dhex maray ciidamada TFGda iyo xoogaga Taabacsan Maxaakiimta Islaamiga.
Wararka naga soo gaarayo deegmada Jilib ayaa sheegaya in gacan ku heynta degmada Jilib ay la wareegeen ciidamada Taabacsan Maxakamada Islaamiga, isla markaana illaa iyo haatan ay ku sugan yihiin.
Dagaalkan waxaa sidoo kale ku dhaawacmay tiro kale oo dad rayid ah, hasa ahaatee lama oga hadii uu jiro qasaare dhinacyadii dagaalamay soo kala gaaray. iyadoo intabadani ay adagtahay in wax laga ogaado qasaarah soo gaaray dhinacyada ay dagaaladu dhexmaraan.
Dagaalkan waxaa uu ku soo beegmayaa xilli maalmihii ugu dambeeyay degmada Jilib ay ka taagneyd xaasado colaadeed oo u dhaxeysa maleeshiyo beeleed iska soo horjeeda.





Shirka Yemen uga socda garbaha Isbahaysiga ee is khilaafay gaara ahaanna kuwa Maxkamadaha ee laf dha...
Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...
Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...
Gorfaynta suugaantu waa aqoon iskeed u taagan, qofka gelayana waxaa habboon, oo weliba waajib ah, aq...
The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...
Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...