GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Saturday
Jul 26th
Home Wararka Jaaliyadaha Ciidamada Itoobiya oo Dad Rayid ah Baydhabo Ku Dilay

Ciidamada Itoobiya oo Dad Rayid ah Baydhabo Ku Dilay

E-mail Print PDF

Ciidamada gumaystaha Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa dhowr qofood oo rayid ah kudilay gudaha magaaladaas iyadoo aysan jirin cid wax ku tuurtay ama qarax la beegsatay!

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa wararku sheegayaan inay magaalada gudaha usoo galeen iyagoo halkaasi ka dhaansanayey biyo ay ciidamadooda u wadeen. Dadka rayidka ah ee la dilay ayaa iyagu isaga cararay ciidamada Xabashida marki ay muuqa ciidamadaasi arkeen. Ayaan darro kuma aysan baxsan cararkaasi oo ciidamada Xabashida ee cabsi ku joogga ah ayaan arxan darro iyo cabsi is huwan darteed xabbado magaalada laga maqlay ku furay dadkaa sii kala yaacayey.

 Inta la hubo ilaa laba qof ayaa ku dhimatay, tiro dhaawacna ahna waa ay ka dhalatay rasaastan ay ciidamada Itoobiyaanku ku fureen shacabka. Ma jrin cid ka mid ah TFG-da oo ka hadashay dadka gardarrada loogu dilay degaankoodii iyo guryahoodii, sidoo kalena hay'adaha Midawga Afrika, Jaamacadda Carabta iyo Qaramada Midoobay iyo dawladaha dunidan uga taagta roon ayaan iyagu wax caanbaarayn ah usoo jeedin gummadka iyo gawraca ciidamada xabashidu ka wadaan gudaha Soomaaliya, waxaana ilaa haatan dhagaha laga furaysanayaa in la sameeyo Maxkamad baarta danbiyada dagaal iyo xadgudubyada ay shacabka Soomaaliyeed kula kacayaan Xabashida iyo maleeshiyaadka Soomaalida ee dhibaatada wayn ku haya shacabka Soomaaliyeed ee tabaalaysan.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Shirkii Yemen Ma Cayriin buu Eeday Mise Wax kale

Shirkii Yemen Ma Cayriin buu Eeday Mise Wax kale Waxaa weli ay hadal hayaan qaar ka mid ah raggii qabanqaabiyey shirkii Yemen inuu weli rajo leeyahay...

Qaybsanka isbahaysiga Asmara Iyo Saamaynta uu ku Yeelan karo Shirka Jabuuti

Qaybsanka isbahaysiga Asmara Iyo Saamaynta uu ku Yeelan karo Shirka Jabuuti Waraysi uu Prof. Ibrahim Cadow -oo u hadlayay ururka midowga maxkamaduhu- bixiyay taariikhdu markay ...

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...

Somali Diaspora Network (SDN) Press Release

Fairfax, Virginia, USA, 22 June 2008: The Somali Diaspora Network (SDN) has always advocated for an...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah