GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Wednesday
Jul 23rd
Home Wararka Jaaliyadaha Mudaaharad Ballaaran oo Maanta London ka Dhacay

Mudaaharad Ballaaran oo Maanta London ka Dhacay

E-mail Print PDF

Mudaharaad ballaaran oo ay kasoo qayb galeen in ka badan 500 oo ruux ayaa ka dhacay fagaaraha kasoo horjeed 10 Downing Street, Xaafiiska Ra'isulwasaaraha dalka Ingiriiska ama Boqortooyada Midawday (UK). Dadkaan oo kawada yimid gobollada wadanka ingiriiska. Mudaharaadkaan oo ahaa mid aad loo soo agaasimay loogana cabanayey Xasuuqa iyo tacadiyada ay Ciidamada Ethiopia ku hayaan shacabka Soomaaliyeed ee aan difaaca lahayn.

Dadkaan ayaa ku qaylinayey halku dhigyo Diini iyo wadaniyadba leh "Sida Allaahu Akbar, Xabashidu hajabto, Gumeystuhu ha dhaco, Daba dhilifku hadhoco, ninkii dhoof ku yimidbaa Geeridu dhibeysaa. Waxaa kaloo ay dadku halkaas kusoo bandhigeen Boorar aad u fara badan oo ay ku sawirnaayeen sawirro kale duwan oo aad u xanuun badan. Mudaharaadkaas oo socday muda 4 saacaadood ah ayaa ku dhammaaday jawi nabad ah.

Waxaa ka mid ahaa dadka kasoo qayb galay Zakariye Xaaji Maxamuud iyo George Galloway oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka wadanka Ingiriiska, Ahna madaxa Ururka Respect Party, iyo taageerayaal badan oo xisbigiisa ka mid ah. George oo ah nin aad loogu yaqaan udagaallanka dadka Muslimiinta ah qaas ahaan dadka reer Falistiin, Iraq, aadna uga soo horjeeda siyaasadda reer galbeedka oo Mareykanku hormoodka ka yahay, ayaa halkaas kajeediyey qudbad xamaasad leh wuxuuna dadka Soomaaliyeed ku boorriyey in ay u dagaallamaan dalkooda guulna wuu u rajeeyey. Waxaa kaloo halkaas ka hadlay Maxamud Guure iyo Abdisalam Guled Daljir oo ka md ahaa Abaabulayaasha Mudaharaadkaas.

Ka daawo halkan sawirada: (Riix si aad u weyneyso)

Riix sawirka si aad u albumka aragto!
Riix sawirka si aad u albumka aragto!
Riix sawirka si aad u albumka aragto!
Riix sawirka si aad u albumka aragto!
Riix sawirka si aad u albumka aragto!
Riix sawirka si aad u albumka aragto!
Riix sawirka si aad u albumka aragto!

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Shirka Yemen ee Maxkamadaha Maxaa laga Filan Karaa?

Shirka Yemen ee Maxkamadaha Maxaa laga Filan Karaa? Shirka Yemen uga socda garbaha Isbahaysiga ee is khilaafay gaara ahaanna kuwa Maxkamadaha ee laf dha...

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya

30 July; Wadahadalada Makka iyo xalka siyaasada Soomaaliya Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo

Heshiiska Jabuuti Waddo Siyaasadeed oo Gumaysiga Lagu Saarayo Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...

Gorfaynta Suugaanta aan la Xumayn!

Gorfaynta Suugaanta aan la Xumayn! Gorfaynta suugaantu waa aqoon iskeed u taagan, qofka gelayana waxaa habboon, oo weliba waajib ah, aq...

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia

End of Differences for ARS, and Bright Perspectives for Somalia The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu

Rejected Somali asylum seekers sent to Mogadishu Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...

Somali Diaspora Network (SDN) Press Release

Fairfax, Virginia, USA, 22 June 2008: The Somali Diaspora Network (SDN) has always advocated for an...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah