Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan bulsha-weynta Soomaaliyeed ee UK inay kasoo qayb galaan bannaanbax looga soo horjeedo xasuuqa lagu sameeyey dadka rayidka ah ee lagu laayey magaalada Mogadishu iyaga oo ku cibaadeysanahayey masaajid iyo kuwa kale oo guryahooda lagala soo baxay ka dibna la gawracay. Falkaas wuxuushnimada waxaa geyste ciidamada Dowlada Itoobiya iyaga oo ay kaalmeynahaya kuwa ka ganacsada dhiigga shacabka Soomaaliyeed. Mudaaharaadku oo ka dhici doonaa 26-ka APril 08, kasoo horjeedka xaafiiska Ra'iisul wasaaraha Ingiriiska. 10 Downing Street. , wuxuu soconayaa inta u dhaxaysa 12 duhurnimo ilaa iho 4 ta galabnimo.
Fadlan horey usoo qaado wax kasta oo aad ku muujineysid caradaada iyo Jariimada ummadaada loo geystay. Oo Sharciga wadanka waafaqsan, sidoo kale waxaa la iska codsanayaa in calanka Soomalaiyeed lasoo qaato, carruurta iyoasxaabtana horey loo soo kaxeeyo.
Wixii Faahfaahin dheeri ah kala soo xiriir Mohamud Gure 07952843697 ama Abdisalam Daljir Tel 07985469472
Set as favorite
Bookmark
Hits: 343
Trackback(0)
Comments (0)

Write comment




Shirka Yemen uga socda garbaha Isbahaysiga ee is khilaafay gaara ahaanna kuwa Maxkamadaha ee laf dha...
Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...
Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...
Gorfaynta suugaantu waa aqoon iskeed u taagan, qofka gelayana waxaa habboon, oo weliba waajib ah, aq...
The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...
Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...