Wararka aanu ka heleyno Dhulka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegaya in halkaasi ay kajiraan abaar aad u baahsan iyo sidoo kale dhibaatooyin xooggan oo dhinaca Maciishadda ah.
Dhibaatooyinka halkaasi laga soo sheegayo ayaa ah kuwa u badan gaajada, waxaana illaa iyo iminka la arkay meydadka illaa 6-qof oo ah dadkii ugu dambeeyay ee u geeriyooda gaajo.
Dhulka Soomaalida ee Itoobiya ayaa gaajada kajirta waxaa lagu sheegay in ay ka dambeyso abaaro halkaasi kajira iyo sidoo kale iyadoo Itoobiyaanka halkaasi maamula aysan u ogoleyn arrimaha qaar sida in dadka halkaasi degan ay sameystaan ganacsi ay u madax banaanyihiin iyo in hay'adaha samafalka ay halkaasi deeq ku filan la gaaraan, iska daa in degaankaasi uu ka helo maamulka Itoobiya wax harumarin ahe.
Horey ayaa waxaa dhulkaasi Soomaalida ugu geeriyooday dad fara badan kuwaasi oo u geeriyooda dhibaatada kajirta dhinaca Maciishadda iyo gaajada baahsan ee halkaasi kajirta, waxaana inta badan dadka halkaasi gaajada ugu geeriyoonaya lagu arkaa badankooda hoygooda iyaga oo meyd ah.





Waxaa weli ay hadal hayaan qaar ka mid ah raggii qabanqaabiyey shirkii Yemen inuu weli rajo leeyahay...
Waraysi uu Prof. Ibrahim Cadow -oo u hadlayay ururka midowga maxkamaduhu- bixiyay taariikhdu markay ...
Wadahadalada la filayo in ay dhamaadka bishan July 30-keeda ku dhexmaraan magaalada barakeysan ee Ma...
Waxaa 9 June Jabuuti lagu saxiixay heshiis dhex maray Isbahaysiga Dib Uxoraynta iyo DFKMG ah, kaasoo...
The recent piece of news offered the expected relief and consolation to millions of Somalis; followi...
Between April 2007 and December 2007, the Home Office removed 1999 individuals from the United Kingd...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...