GOOBJOOG

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Thursday
May 22nd
Home Suugaanta

Suugaanta

Qaylodhaab Gabay Cusub

Qaylodhaab Gabay CusubMarka dib loo milicsado taariikhaha dhow, illaa iyo markii ay xornimada  qaadatay Soomaalidu, sanadkii 1960kii, ayna midoobeen labadii gobol ee Waqooyiga iyo koofurtu, waxaa lagu hayay jillaafooyin ka imaanayay dowladaha gobolka iyo quwado kale oo waaweyn. Waxaana la rumeysanyahay in hagardaamooyinkaas la dardargeliyay wixii ka dambeeyay dagaalkii Soomaaligalbeed ee ay Soomaalidu sanadkii 1977kii la gashay, kuna jebisay, gumeysiga Abasiinya. Waqtigaas oo uu cadowga umadda Soomaaliyeed ku baraarugay awoodda aan la dhayalsan karin ee ka soo muuqatay Bariga Afrika.
 

Gabaygii Dhamac. Waxa Tiryey Rooda Ibrahim

Gabaygan la magac baxay DHAMAC waxaa curisay Abwaanadda weyn Rooda Ibrahim Abdi Guray (Afjanno) waxayna ka tirisay  maamulka Puntland oo Tigrega u gacan galiyey rag ka tirsan...

Gubaabo Qaran(1952) Cismaan Yuusuf Keenadiid

Cismaan oo ahaa abwaan aad looga yaqaan geyiga Soomaaliya caanna ku ahaa ururinta suugaanta Soomaalida ayaa tiriyey gabaygan guubaabo gumeysi-diid iyo xornimo-doon ah oo uu so...

Khilaafka Isbahaysiga Ma laga macaashi karaa?

Khilaafka Isbahaysiga Ma laga macaashi karaa? Waxaa maalamahan aad isu soo taraya hadal haynta la xiriirta khilaaf la sheegayo inuu Isbahaysiga so...

"Is-dhiib "Hilinnadii cadaabta

Waa dabciga aadamiga iyo noolaha oo dhanba in haddii degaanka lagu nool yahay si uun u xumaaado in m...

Qaranimmo iyo Islaamnimadu Ma Ka Qaalib Noqon doonaan Qabyaaladda.

Waxaa shacabka Soomaaliyeed oo wadaaga dhaqan, diin, luqad, qowmiyad fara ba’an ku hayey sanadihii...

Kenya in the Somali crossfire

Kenya in the Somali crossfire The assassination of a Somali al-Qaida affiliate overshadows peace talks, with Kenya vulnerable to t...

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 2)

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 2) Introduction In Part One of my assessment of the impacts of Ethiopia’s invasion of Somalia, I tr...

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 1)

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 1) Introduction US-backed Ethiopian forces invaded Somalia in December 2006. Meles Zenawi had t...

مقتل ”عيرو“ وتداعياته على الصراع الصومالي

مقتل ”عيرو“ وتداعياته على الصراع الصومالي أعلن البنتاجون بنشوة مقتل الزعيم الشاب آدم حاشي عيرو ز...

اتحاد المحاكم الإسلامية في الصوم

اتحاد المحاكم الإسلامية في الصومال : النشأة، الت...

ذروة الإرهاب الاثيوبي في الصومال

ذروة الإرهاب الاثيوبي في الصومال في مشهد يعيد الي الأذهان مذبحة دير ياسين في فلسطين عام ...

Badeeco Rakhiis ah