Akhristeyaasha qiimaha leh ee goobjoog,
Boggan Goobjoog sida aad u aragteen waxa ku dhacay isbeddel aan yareyn.
01Marka hore waxaan ka guurnay serverkii hore oo dhibaatooyin badan sababi jiray, taasi waqti iyo juhdi badan ayay nagu qaadatay.
02Tan labaad CMSka aan isticmaali jirney ayaan beddelnay oo mid cusub ayaan u guurnay, sidaas awgeed waxaad arki kartaan inuu bogga maqaalladihii iyo wararkii hore ay ka maqanyihiin, balse wax ka dhumay serverka ma ahan ee annaga ayaa isku dayeyna inaan wixii oo dhan u guurinno halkan. maa daama arrintaas ay waqti badan qaadi karto waxaan idiin gudbineynaa linki aad ku aqrisan kartaan versionkii hore asagoo sidiisi ah. Waxaad si toos ah uga geli kartaan boggii hore halakan:
03Waxaan bogga cusub ku wadnaa wanaajin iyo qurxin laba hadaf wata:
- inuu u adeego hadafka loo aasaasay GOOBJOOG, oo uu u gudbiyo akhristeyaasha soomaalida ah warar iyo maqaallo ku saleysan mabaadiida aan qaadannay oo ah "Islaamnimo, Wadaninimo iyo Dhexdhexaadnimo"
- inuu asagoo mabda'aas ka duulaya uu noqdo bog interactive ah oo aqristeyaasha ay ku cabbiri karaan laftirkooda ra'yiga ay ka qabaan waxa lagu qoro bogga. Sidaas darteed waxaan maqaal kasta iyo war kasta hoos dhigney meesha aad aragtidaada mise mawqifkaaga ku saabsan arrinta laga hadlaayo aad kaga cabbirto. Waxaan sido kale ku talo jirnaa inaan ku darno Forum oo aqaristayaasha ku dhexdoodi karaan dood cilmiyeysan.
04 Ayadoo la ogyahay in bogga uu u baahanyahay si uu hawshaas si sax ah u gudbiyo dad ka shaqeeya mushaharna qaata, maa daama aysan jirin jiho fundgareysa waxaaa qasab noqotay inaan advertsimentka badino si loogu helo in yar oo jeebka u gala daka ku hawlan boggan. Adinkan dhiniciina waxaad nagu kaalmeyn kartaan laba siyaabo:
- inaad linkiyada xayeysiinta ah riixdaan si ay sentiyo inoo soo galaan,
- inaad boggan ku xayeysiisaan ganacsigiina mise munaasabaadkiina annagoo idin ka ballan qaadeyna in sicir macquul ah aan idin kugu sameyno.
Inta inala aminsan mabda'a aan sheegnay oo ah waxaan ka rajeyneynaa in ay hawsheenna si aan usii wadi lahayn nagu deeqaan kaalmo lacageed inta uu kari karo qof waliba.
Haddii aad rabto in dhacdooyin sida conferenceyo, shirar, muxaadarooyin, guur, iyo munaasabaad kuu gaarka ah laguugu qoro bogga inoo soo dir adigoo donation dhiibaya.
Qoraa yaasha iyo weriyeyaasha diyaar u ah inay wax ku qoraan halkan waxaan ka dalbeynaa inay noogu soo diraan wararka iyo maqaalladah emailkan:
This e-mail address is being protected from spambots, you need JavaScript enabled to view it
Mahadsanidiin
Maamulka GOOBJOOG






Waxaa maalamahan aad isu soo taraya hadal haynta la xiriirta khilaaf la sheegayo inuu Isbahaysiga so...
Waa dabciga aadamiga iyo noolaha oo dhanba in haddii degaanka lagu nool yahay si uun u xumaaado in m...
The assassination of a Somali al-Qaida affiliate overshadows peace talks, with Kenya vulnerable to t...
Introduction
In Part One of my assessment of the impacts of Ethiopia’s invasion of Somalia, I tr...
أعلن البنتاجون بنشوة مقتل الزعيم الشاب آدم حاشي عيرو ز...
في مشهد يعيد الي الأذهان مذبحة دير ياسين في فلسطين عام ...