GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Friday
Sep 05th
Home Jaaliyadaha Xaalada Goobihii Dagaaladu ka dheceen

Xaalada Goobihii Dagaaladu ka dheceen

E-mail Print PDF

Waxaa Degan qaar ka mid ah goobihii ay dagaaladu Maanta ka dhaceen iyadoo goobaha qaar laga maqalayo rasaas goos goos ah oo si teel teel ah u dhacaysay.

Dagaalka maanta oo ka dhacay qeybo kale duwan ayaa la sheegayaa in uu ilaa iyo hada ka socoday xaafada Jamhuuriya iyo agagaarka Warshada Baastada halkaaso la sheegay in ay ku soo aruureen ciidamada DKFKMG iyo kuwii Itoobiyaanka ahaa ee Howlgalada saakay ka bilaabay goobaha ay dagaaladu ka dheceen.

Ilaa iyo inta la ogyahay dagaalka maanta waxaa ku dhintay 4 qofood oo rayid ah, iyado uu sidoo kale  dhaawac ka soo gaaray tiro intaasi ka badan.

lama oga qasaaaraha rasmiga ah ee soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalku u dhexeeyay balse waxaa la sheegayaan in uu jiro qasaare soo kale gaaray labadaasi dhinca walo aan la sheegin inta uu dhanyahay.

 

 

 

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Cagahaada Isku taag Cadawna ha isu Loogin

Cagahaada Isku taag Cadawna ha isu Loogin Bulshada Soomaaliyeed ayaa tan iyo intii  ay inta badan wadamada dunida 3aad ka xaroobeen gumaysigi...

La Mood Noqonse Weydey Jawaab Dhambaalkii I M Samatar

La Mood Noqonse Weydey Jawaab Dhambaalkii I M Samatar   Maqaalkan kooban waxa aan kaga jawaabayaa dhambaalkii uu dhowaan soo diray ruug-caddaaga Ibraa...

Gummaad Sokeeye Ragbaa Gees Baciid u le

Gummaad Sokeeye Ragbaa Gees Baciid u le   Inta la ogyahay tiro lixdan ruux kor u dhaaftay ayaa ku nafwaayay dagaalo ba’an oo ka dhaca...

Miyay adag tahay helitaanka nin kuu qalma?

Miyay adag tahay helitaanka nin kuu qalma? Maalin ka mid ah bisha Agosto kulka cadceddana yahay meel-dhexaad ayaa waxaa halka baska l...

Somali Diaspora Congress Press Release

Somali Diaspora Congress Press Release The Ethiopian forces in Somalia have massacred 50 civilians in one incident on the road between Moga...

Ethiopian Forces Continue to Commit Crimes Against Humanity on Somali Civilians

Fairfax, Virginia, U.S.A., 21 August 2008 – In full view of the International Community, Ethiopian...

Press ReleaseSubject: Massacre in Beled-Weyne and Arbiska

Press ReleaseSubject: Massacre in Beled-Weyne and Arbiska On 15 and 16 August, the Ethiopian occupation forces massacred more than 90 civilians in Mogadishu, ...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah