GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Sunday
Sep 07th
Home Jaaliyadaha Universal oo Kaalin Weyn ka Qaatay Xaalka Soomaaliya

Universal oo Kaalin Weyn ka Qaatay Xaalka Soomaaliya

E-mail Print PDF

Taleefishanka ku baxa afka Soomaaliga ee Universal TV ayaa kaalin aad u weyn ka qaatay soo tabinta xaaladaha dalkii Soomaaliya ka jira isagoo weliba kaalin hormuudnimo ka qaatay soo gudbinta duruufaha dadka tabaalaysan iyo sidii wax loogu qaban lahaa.

Taleefishanka ayaa hawlaha uu ummadda Soomaaliyeed u qaybto ayey ugu weyn tahay laba arrimood; tan hore waa soo tabinta intii karaankiisa dhacdooyinka ka dhacaya Soomaaliya gaar ahaanna caasimadda oo ay yar tahay wax warbaahin madax bannaan oo weliba muuqaal leh oo halkaasi ku sugan warna ka soo tabin karta. Waxay marar badan si dhiirran usoo tabiyaan xaqiiqooyinka ka dhacaya halkaasi iyadoo ay taasina mararka qaar dhibaato kasoo gaarto howlwadeenadooda.

Waxay dhanka kale kaalin libaax ka qaateen soo tabinta duruufaha ay ku nool yihiin dadka tabaalaysan ee ka qaxay dagaallada ka socda halkaasi, kuwaasoo ay welibana wixii gargaar ah ee loogu dhiibo ay soo gudbiyaan iyadoo sawiran. Waxay kiciyeen kuna kallifeen inay wax u qabtaan walaalahood dhibaataysan Soomaalida  qurbaha ku nool waana kaalin mudan in lagu ammaano oo lagu dhiirri geliyo taleefishinka Universal.

Trackback(0)
Comments (3)add comment
Abdi hassan: ...
Universal is just a conformist doing what DF. orders i don`t think if they are indepedent like radio shabele and others.
1

report abuse
vote down
vote up
May 25, 2008
Votes: +0
dhamaan waxaan halkaan uga mahhad celinayaa wariyayaash
idaacada iyo tifiiga Universal aad iyo aad ayaad umahhadsatihiin
maxaa yeelay waxaad noo surtagaliseen in aan kadaawano kana dhageeysano
wax xii kadhaca waqti walba sacad kasta anagoo joogna dalka dibadiisa in aan ula socono
wixii kadhaca sacad walba the pest tv and the pest radio
guul ayaan idin rajeey nayaa nabad galyo
2

report abuse
vote down
vote up
June 02, 2008
Votes: +0
C/qaadir: DHEX-DHEXAAD MA AHA
HADII AAD ARAGTID IYADUU QAYBAHA SOOMAALIYA ISKU HAYAA QAYBKAMID IHI AY AMAANAYSO WARBAAHIN, TAAS MICNAHEEDU WAXAA WAAYE INUU XAGOODA U JANJEEDHO, MARKAA UNIVERSAL WAA FAASHIL QABIILAYSTAYAAL KU URUREEN, WAXUUNA JIRYAA INTA WAX DHAAMA LA HELAYO
3

report abuse
vote down
vote up
June 03, 2008
Votes: +0

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Cagahaada Isku taag Cadawna ha isu Loogin

Cagahaada Isku taag Cadawna ha isu Loogin Bulshada Soomaaliyeed ayaa tan iyo intii  ay inta badan wadamada dunida 3aad ka xaroobeen gumaysigi...

La Mood Noqonse Weydey Jawaab Dhambaalkii I M Samatar

La Mood Noqonse Weydey Jawaab Dhambaalkii I M Samatar   Maqaalkan kooban waxa aan kaga jawaabayaa dhambaalkii uu dhowaan soo diray ruug-caddaaga Ibraa...

Gummaad Sokeeye Ragbaa Gees Baciid u le

Gummaad Sokeeye Ragbaa Gees Baciid u le   Inta la ogyahay tiro lixdan ruux kor u dhaaftay ayaa ku nafwaayay dagaalo ba’an oo ka dhaca...

Miyay adag tahay helitaanka nin kuu qalma?

Miyay adag tahay helitaanka nin kuu qalma? Maalin ka mid ah bisha Agosto kulka cadceddana yahay meel-dhexaad ayaa waxaa halka baska l...

Somali Diaspora Congress Press Release

Somali Diaspora Congress Press Release The Ethiopian forces in Somalia have massacred 50 civilians in one incident on the road between Moga...

Ethiopian Forces Continue to Commit Crimes Against Humanity on Somali Civilians

Fairfax, Virginia, U.S.A., 21 August 2008 – In full view of the International Community, Ethiopian...

Press ReleaseSubject: Massacre in Beled-Weyne and Arbiska

Press ReleaseSubject: Massacre in Beled-Weyne and Arbiska On 15 and 16 August, the Ethiopian occupation forces massacred more than 90 civilians in Mogadishu, ...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah