GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Sunday
Sep 07th
Home Jaaliyadaha Mudaaharaad Downing Street Ka dhacaya berri

Mudaaharaad Downing Street Ka dhacaya berri

E-mail Print PDF
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan  bulsha-weynta Soomaaliyeed ee UK inay kasoo qayb galaan bannaanbax looga soo horjeedo xasuuqa lagu sameeyey dadka rayidka ah ee lagu laayey magaalada Mogadishu iyaga oo ku cibaadeysanahayey masaajid iyo kuwa kale oo guryahooda lagala soo baxay ka dibna la gawracay.
Falkaas wuxuushnimada waxaa geyste ciidamada Dowlada Itoobiya iyaga oo ay kaalmeynahaya kuwa ka ganacsada dhiigga shacabka Soomaaliyeed. Mudaaharaadku oo ka dhici doonaa 26-ka APril 08, kasoo horjeedka xaafiiska Ra'iisul wasaaraha Ingiriiska. 10 Downing Street. , wuxuu soconayaa inta u dhaxaysa 12 duhurnimo ilaa iho 4 ta galabnimo.
Fadlan horey usoo qaado wax kasta oo aad ku muujineysid caradaada iyo Jariimada ummadaada loo geystay. Oo Sharciga wadanka waafaqsan, sidoo kale waxaa la iska codsanayaa in calanka Soomalaiyeed lasoo qaato, carruurta iyoasxaabtana horey loo soo kaxeeyo.
Wixii Faahfaahin dheeri ah kala soo xiriir Mohamud Gure 07952843697 ama Abdisalam Daljir Tel 07985469472

 
Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Cagahaada Isku taag Cadawna ha isu Loogin

Cagahaada Isku taag Cadawna ha isu Loogin Bulshada Soomaaliyeed ayaa tan iyo intii  ay inta badan wadamada dunida 3aad ka xaroobeen gumaysigi...

La Mood Noqonse Weydey Jawaab Dhambaalkii I M Samatar

La Mood Noqonse Weydey Jawaab Dhambaalkii I M Samatar   Maqaalkan kooban waxa aan kaga jawaabayaa dhambaalkii uu dhowaan soo diray ruug-caddaaga Ibraa...

Gummaad Sokeeye Ragbaa Gees Baciid u le

Gummaad Sokeeye Ragbaa Gees Baciid u le   Inta la ogyahay tiro lixdan ruux kor u dhaaftay ayaa ku nafwaayay dagaalo ba’an oo ka dhaca...

Miyay adag tahay helitaanka nin kuu qalma?

Miyay adag tahay helitaanka nin kuu qalma? Maalin ka mid ah bisha Agosto kulka cadceddana yahay meel-dhexaad ayaa waxaa halka baska l...

Somali Diaspora Congress Press Release

Somali Diaspora Congress Press Release The Ethiopian forces in Somalia have massacred 50 civilians in one incident on the road between Moga...

Ethiopian Forces Continue to Commit Crimes Against Humanity on Somali Civilians

Fairfax, Virginia, U.S.A., 21 August 2008 – In full view of the International Community, Ethiopian...

Press ReleaseSubject: Massacre in Beled-Weyne and Arbiska

Press ReleaseSubject: Massacre in Beled-Weyne and Arbiska On 15 and 16 August, the Ethiopian occupation forces massacred more than 90 civilians in Mogadishu, ...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah