GOOBJOOG

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Thursday
May 22nd
Home About GoobJoog!

Waa Ayo Goobjoog

E-mail Print PDF

Goobjoog waa website af Soomaali ah oo ka hadla arrimaha adduunka guud ahaan, gaar ahaanna arrimaha Soomaaliya. Goobjoog wuxuu tebiyaa warar uu ku dadaalay inuu xaqiijiyo inay run yihiin kutiri kuteenna ka fog, Siyaasadda Goobjoog waa in waxa uu qorayo uu noqdo mid aan ka hor imaneyninin mabaadiida asaasiga ah ee uu rumeysan yahay oo ah:

ISLAAMNIMO: Wax ka soo horjeeda diinta Islaamka mise wax u dhimaaya ma tebin doono boggani.

WADANINIMO: Waxa uu qoraayo waa inaysan ka hor imaneynin wadaninimada Soomaaliyeed.

DHEXDHEXAAD: In uusan dhinac u leexanin marka laga hadlayo qolyaha  isku haysta  qabiileysiga, goboleysiga. Sidoo kale xagjirnimo diineed ma baafinayo boggu. Hase yeeshee, marna dhexdhexaad kama noqon doono xaqa iyo baadilka iska cad sida gumeysiga iyo iskacaabin, qarannimo iyo gumeysi u adeegid ama qabyaalad. Islaamnimo iyo diin la'aan ama anshax la'aan.

Goobjoog.com iyo goobjoog.net labaduba waa hal website wuxuuna hoos yimaadaa hay’adda loogu magac daray “Goobjoog Information Center” ee ku taalla London ee carriga Ingiriiska.

Waxaad nagala soo xiriir kartaa emailka ah This e-mail address is being protected from spambots, you need JavaScript enabled to view it


 

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Wednesday, 23 April 2008 18:02 )  

Maqal & Muuqaal

Khilaafka Isbahaysiga Ma laga macaashi karaa?

Khilaafka Isbahaysiga Ma laga macaashi karaa? Waxaa maalamahan aad isu soo taraya hadal haynta la xiriirta khilaaf la sheegayo inuu Isbahaysiga so...

"Is-dhiib "Hilinnadii cadaabta

Waa dabciga aadamiga iyo noolaha oo dhanba in haddii degaanka lagu nool yahay si uun u xumaaado in m...

Qaranimmo iyo Islaamnimadu Ma Ka Qaalib Noqon doonaan Qabyaaladda.

Waxaa shacabka Soomaaliyeed oo wadaaga dhaqan, diin, luqad, qowmiyad fara ba’an ku hayey sanadihii...

Kenya in the Somali crossfire

Kenya in the Somali crossfire The assassination of a Somali al-Qaida affiliate overshadows peace talks, with Kenya vulnerable to t...

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 2)

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 2) Introduction In Part One of my assessment of the impacts of Ethiopia’s invasion of Somalia, I tr...

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 1)

The Impacts of Ethiopia’s Invasion of Somalia (Part 1) Introduction US-backed Ethiopian forces invaded Somalia in December 2006. Meles Zenawi had t...

مقتل ”عيرو“ وتداعياته على الصراع الصومالي

مقتل ”عيرو“ وتداعياته على الصراع الصومالي أعلن البنتاجون بنشوة مقتل الزعيم الشاب آدم حاشي عيرو ز...

اتحاد المحاكم الإسلامية في الصوم

اتحاد المحاكم الإسلامية في الصومال : النشأة، الت...

ذروة الإرهاب الاثيوبي في الصومال

ذروة الإرهاب الاثيوبي في الصومال في مشهد يعيد الي الأذهان مذبحة دير ياسين في فلسطين عام ...

Who's Online

We have 242 guests online

Badeeco Rakhiis ah